Dadka u dhintay xanuunka Covid-19 guud ahaan dunida ayaa manata kor u dhaafay 1 million oo oqf, sida ay ku warantay hay’adda caafimaadka ee WHO.

Gobolo badan wali la rumaysanyahay in aan la ogayn tirada saxda ee xanuunka u geeriyootay, sida ay qabaan khubarada caafimaadku.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in dunidu ay ka hor tagto dhimasho kale oo sii korodha, wuxuuna ku baaqay in xanuunka la xakameeyo.

Wadamo badan ayuu wali ku fidayaa xanuunka Covid-19, iyadoo qaar kalana aanay haysan adegyadii ku filnaa ee ay kula tacaali lahaayeen xanuunka.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga