Xukuumadda Soomaaliya ayaa bilaabaysa shahaado-siinta xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya, kwuaas oo badi la doortay balse muran yari uu ka taagan yahay dhaarinta.

Raysalwasaare Rooble ayaa la kulmay Muuse Geelle Yusuf, gudoomiyaha gudida doorashooyinka heer federaal, isagoo u sheegay in hore loo bilaabo shahaado-siinta iyo dhaarinta.

30 xildhibaan ayaan weli la dooran waxayna ku hadhsan yihiin maamulada Jubaland iyo Hirshabeele.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga