Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Mike Pompeo oo hadda hadlay wuxuu sheegay in in Iiraan ay u noqotay hoy cusub kooxda Al-qaacida.

Pompeo muu soo bandhigin haba-yaraatee wax caddayn ah, iyadoo khudbaddiisanina ay tahay kuwii ugu dambeeyay kahor inta aanu bannayn jagadaas 20-ka bishan.

Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Mike Pompeo wuxuu xusay inay heleen xogo muhiim ah oo ay usoo gudbiyeen mukhaabaraadku.

Weli waxaa la dhawrayaa waxa xigi doona.

Halkan kala soco.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga