Dawladda Soomaaliya ayaa ka hadashay dad ay Somaliland ka saartay deegaanka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood.

Wasiiro ay ka mid yihiin kan Warfaafinta iyo wasiirka Cadaalada ayaa ku tilmaamay arin aan haboonayn, iyagoo intaa ku daray in ay kasoo hor jeedo dhaqanka, waa sida ay hadalka u dhigeene.

Soomaaliya ayaa si adag u diidan in dadkaas laga saaro gudaha Laascaanood, balse Somaliland oo aan qayb ka ahayn Soomaaliya ayaa u aragta in ay amnigeeda halis ku ahaayeen.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga