Dawladda Pakistan ayaa balan qaaday in ay taageero dhinacyo kala duwan leh siinayso dalka Soomaaliya.

Wasiirada Arimaha Dibadda ee labada waddan ayaa ku kulmay magaalada Islamabad ee caasimadda Pakistan, halkaas oo ay ka wada hadleen arimaha sii xoojinta xidhiidhka labada waddan.

Pakistan waxay balan qaaday in ay Soomaaliya ka gacan siin doonto arimaha tiknoolajiyadda, sayniska, difaaca iyo diblomaasiyadda.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga