Dawladda Itoobiya ayaa shuruuo dhawr ah waxay ku xidhay wada hadal ay la furto kooxda TPLF ee dagaalka kula jirta.

Afhayeenka wasaaradda arimaha diabdda ee Itoobiya oo warbaahinta kula hadlay Addis Ababa wuxuu xusay in sddex shuruudood looga baahanyahay Tigrayga ka hor inta aan wada hadal la bilaabin.

Shuruudahan ayaa kala ah in ay ka baxaan dhulka Amxaarada iyo Canfarta, in ay aqoonsadaan xukuumadda dhexe ee Abiy Axmed, iyo in ay joojiyaan weerarada.

TPLF ayaa shuruudaha ku tilmaantay kuwo aan muhiim ahayn, xili duniduna ay ku baaqayso wada hadal degdeg ah.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga