Sawir hore

Gobolka Jubbada Hoose ee Soomaaliya waxa lagu dilay sarkaal ka tirsan xoogaga alShabab ee ku sugnaa deegaanka.

Hawlgal khaas ah oo ciidamada Danab ay ka fuliyeen deegaanka Carabow ayaa lagu dilay sarkaalka, sida ay sheegeen ciidamada Soomaaliya.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka kooxda alShabab, kaas oo beeninaya ama xaqiijinaya sheegashada ciidamada Danab.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga