Dalalka Azerbaijan iyo Armaaniya ayaa weli dagaallamaya iyadoo quwadaha adduunkuna ay wadaan waan waan iyo in xal waar laga gaadho dagaalka.

Dalalka Maraykanka, Ruushka iyo Faransiiska ayaa gaar gaar ula kulmaya wasiirrada arrimaha dibadda dalalka dagaallamaya, balse illaa hadda ma jiraan wax wada xaajood dhab ah oo ay gaadheen dhinacyadu.

Dalalka ayaa midba midka kale ku eedaynayaa inay iyagu sii wadaan dagaalka.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga