Dagaal culus ayaa ka socda xuduudda u dhaxaysa dalalka Armaaniya iyo Asarbajaan, dagaalkaasi oo uu sabab u yahay gobol ay labada dal ku muransan yihiin.

Wararka ayaa sheegaya inay jirto dhimasho iyo dhaawac, waxaana laysku adeegsanayaa hubka culus, waana dagaalkii ugu cuslaa tan iyo 2016-kii.

Dawladaha ugu tunka wayn dunida ayaa ku baaqaya in xaaladda la dejiyo, oo lagu xalliyo hab dublumaasiyadeed.

Wararkii ugu dambeeyay kala soco Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga