Warar Dheeraad Ah Ayaa Ka Soo Baxaya Dagaal Xoogan Oo Ka Soconaya Qeybo Ka Mid Ah Degmada Wadajir Ee Gobolka Banaadir Gaar Ahaan Dhulka Safaaradii Hore Ee Mareykanka.
Wararka Ayaa Sheegaya In Dagaalka Uu Ka Dhashay Guryo Dawladu Bur Burisay, Waxaana Saaka Goobta Gaadhay Ciidamo Hubaysan Oo Wata Gaadiidka Dagaalka.
Ciidamada Halkaa Tagay Ayaa Durbaba Bilaabay In Ay Bur Buriyaan Guryihii Halkaa Ku Yaalay Taasoo Keentay In Iska Horimaad Culus Ay Kala Hortagaan Maleeshiyaad Hubeysan Oo Ka Tirsan Dadka Deegaanka.
Lama Oga Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkan Oo Mudo Daqiiqado Ah Socday,