Boqolaal qof oo shalay laga saaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa gaadhay deegaanka Burtinle ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, halkaas oo dadka deegaanku ay kusoo dhaweeyeen.

Dadka laga saaray Laascaanood ayaa kasoo jeeda koonfurta Soomaaliya, iyagoo siyaabo kala duwan u joogay magaalada Laascaanood.

Somaliland ayaa u tirinaysa dadkaas in ay qayb ka ahaayeen amni xumada ka jirta gudaha magaalada Laascaanood.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga