Nin ku hubaysan leeb iyo qaanso ayaa weerar ku qaaday dad rayid ah oo ku sugnaa magaalada Kongsberg ee dalka Norway.

Dhimashada 5 qof iyo dhawaca laba kale ayay xaqiijiyeen maamulkadeegaanku, kadib markii si aan kala sooc alahayn uu ninku leebta ula dhacay dadka.

Nin u dhashay waddanka Denmark ayaa loo qabtay dhacdadan, iyadoo laamaha baadhitaanku ay wadaan daba gal ku aadan kiiskan.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga