Maxkamadda ICJ ayaa maalinta berri ah la filayaa in ay si rasmi ah u shaaciso go’aankeeda dawadda badda ee ka dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya, taas oo muddo sanado ah hortaalay maxkamadda.

Galabnimada berri (5-ta galabnimo ee Bariga Afrika) ayay madaxweynaha maxkamaddu ku dhawaaqi doontaa go’aanka.

raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa kulan dhiiri galin ah oo khadka internetka ahaala yeeshay wefti tegay dalka Holland oo ka qayb galaya gunaanadka dacwadda, kana socda Soomaaliya.

Dawladaha gobolka ayaa si wayn isha ugu haya cidda loo xukumi doono dacwadda, inkasta oo dhqan galka go’aanka weli aan laogayn sida uu u fuli doono.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga