Bara kaca boqolaal kun oo qof ayaa la diwaan galiyay gudaha Maryakanka gaar ahaan gobolka dhaca galbeedka Maryakanka ee Colorado.

Boqolaal guri ayuu sidoo kale baabiiyay dabkan oo ka mid ah kuwii ugu halistaa badnaa ee soo amra gobolka Colorado ee dalka Maraykanka.

Daad gurayn xoog leh ayaa ka socoto gobolka iyo deegaanada la saadaalinayo in dabku uu ku fidi karo.

Meel u dhaw caasiamdda gobolka, magaalada Denver, ayuu ka bilaabmay dabku kadib dabaylo xoogan oo halkaas ka bilaabmay. Isagoo markii danbana kusoo fiday deegaano akle, maadaama dabaysha oo xawaare sare ku socota ay ka qaybqaadatay in dabku uu si dhakhso ah deegaano badan iskaga tallaabo.

Illaa lix qof ayaa ku dhaacmay dabkan balse waxa jira khasaare nafeed oo kale oo meelaha qaar lagasoo heegayo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga