Ra’Iisal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke Ayaa Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In Uu Jiray Heshiis La Xidhiidha Dekedda Berbera Oo Ay La Galeen Imaaraadka Carabta.

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke Ayaa Sheegay In Uusan Jirin Muddadii Uu Xilka Hayay Heshiis Militari Iyo Mid Ganacsi Oo Dhaxmaray Iyaga Iyo Imaaraadka Carabta.

Hadalka Ka Soo Yeedhay Ra’Iisal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke Ayaa Imanaya Xili Dhawaan Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibeda Imaaraadka Uu Sheegay In Heshiiska Dekedda Berbera Ay La Galleen Dowladdihi Hore, Inkastoo Uusan Cadeyn Gaar Ahaan Cidda Heshiiskaa Uga Mas’Uulka Aheyd Dowladii Hore Ee Soomaaliya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga