(FILES) This file picture taken on November 6, 2018 shows a Chinese and US flag at a booth during the first China International Import Expo (CIIE) in Shanghai. - With the eyes of the world on Washington for the high-stakes trade talks on May 11-12, 2019 between China and the United States, none will be more focused than those of Chinese exporters who are increasingly worried about the impact of more tariffs. (Photo by JOHANNES EISELE / AFP)
Cudbigii sanka la gelin jiray si loo ogaado Covid-19, ayaa lagu khasbay in dabada laga geliyo iyadoo la leeyahay xanuunkaa laydinka baadhayaa diblumaasiyiinta Maraykanka ee Shiinaha ku sugan.
Warkani oo ay qortay mareegta ”The Wanshington Post”, ayay dawladda Shiinuhu ku sheegtay waxba kama jiraan.
Shiinaha ayaa sheegay in ”dabadu” tahay meesha ugu fudud ee lagu ogaan karo dadka qaba cudurka, dad badan ayaa maray tijaabada dabada, ”The Wanshington Post” waxay sheegtay, in shaqaale katirsan waaxda arrimaha dibadda Maraykanku u sheegeen in lagu khasbay inay maraan habkaas.
SAAB TV, isha xogta laga helo.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga