Dalka Ruushka waxa kor usii kacaysa dhimashada iyo sidookale kiisaska fayraska Covid-19 iyadoo maraysa halkii ugu saraysay tan iyo markii fayraska lagu arkay gudaha dalka Ruushka.

Dhimashada ayaa ku dhawaatay 1000 qof shalay oo qudha halka la diwana galiyay in ku dhaw 300,000 oo kiis maalintii Salaasada.

Arimtan ayaa ka dhigan in Ruushku uu galay xaalad ay ka dayrinayaan saraakiishiisa caafimaadku, waxaana la filayaa in dawladdu ay sii kordhiso xanibaadaha ay ksuoo rogaysop dadka si looo xakameeyo fayraska.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga