Gudooomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa jawaab ka bixiyay eedaymo uga yimid madaxweynaha Somaliland. Muuse Biixi ayaa shalay mar uu ka qaybgalayay shirweynaha caafimaadka Somaliland ka hadlay arimaha doorashada isla markaana eedaymo u jeediyay gudoomiye Cirro iyo xisbigiisa.

“Shalay Muuse oo ka hadlayay carwo caafimaad waxa aan filayay in uu ka hadli doono kuduudiyaha ka dilaacay magaalada Burco, laakiin wuxuu ka hadlay arrimo Kale” ayuu yidhi Cabdiraxmaan Cirro.

GOORDHOW WARKAN KA DAAWO SAABTV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga