Raysalwasaarihii hore ee dalka Pakistan ayaa lagusoo oogayaa dacwad la xidhiidha aflagaado oo loo gaystay raysalwasaaraha cusub ee dalkaas.

Dacwada ayaa la xidhiidha dad ka ag dhow Cimraan Khaan oo aflagaadeeyay Shehbaz Sharif raysalwasaaraha Pakistan oo ku sugan Sucuudiga gaar ahaan Xaramka.

150 qof oo kale ayaa dacwadda lagusoo oogayaa iyagana.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga