Wararka uu Saab TV helayo, ayaa sheegay in guud ahaanba la xayiray xarumihii Telefishanka Horn Cable TV (HCTV), halka xabsigana loo taxaabay weriye ka tirsan Telefishanka.

Warkan ayaa goor hore soo gaadhay xafiiska warqabadka ee Saab TV.

Dhacdadan ayaa kusoo beegmaysa, xilli uu guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ugu baaqay taageerayaasha xisbigu inay iskugu yimaadaan xarunta xisbiga ee Hargeysa, taasoo ay xukuumadda Somaliland si wayn uga hadashay.

Kala soco wararkii ugu dambeeyay Saab TV.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga