Cidiamada dalka Japan ee hawlaha nabad ilaalinta u jooga biyaha Soomaaliya ayaa la kordhiyay mudada ay joogayaan iyadoo hal sanno oo dheeraad ah loogu daray, sida lagu sheegay war kasoo baxay dawladda Japan.

Japan ayaa ciidamo badda ah oo qayb ka ah kuwa caalamiga ah ee hawlaha ilaalada u jooga biyaha Soomaaliya keentay biyaha Soomaaliya sanadkii 2009, iyagoo tan iyo markaas ilaalinayay maraakiibta maraya biyaha Soomaaliya iyo biyaha caalamiga ah ee u dhaw kuwa Soomaaliya.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga