Ciidamada nabad-ilaalinta ee AMISOM ayaa dad rayid ah ku laayay deegaan ka tirsan degmeda Mahadaay ee Shabeelada Dhexe.

Gabadh ku suganyd gurigeeda ‘ayay si badheedh ah u toogteen ciidamada AMISOM’ sida ay ku waramayaan dadka deegaanka Buurane ee hoos tagta degmeda Mahadaay. Dhacdadan ayaa ka danbaysay kadib markii miino ay ku qaraxday mid ka mid ah gaadiidka ciidamada AMISOM.

Ma jiro wax war oo kasoo baxay dhanka ciidamada AMISOM.

Jawaab noo reeb

fadlan halkan ku qor faalladaada
Fadlan halkan gali magacaaga