Koonfurta Kuuriya oo damisay Sameecado waawayn ay u adeegsan jirtey dhaleecaynta Waqooyiga kuuriya.

Subaxnimadii hore ee saaka Koonfurta Kuuriya waxa ay gabi ahaanba bakhtiisay codadkii iyo daacayadihii ay u marin jirtey waqooyi kuuriya sameecado waawayn oo ay...

wax kabaro biriishka loogu magac daray “biriishka quuusta”

dhibaatooyinka biniaadamnimo ee ka jira dalka finisweela ayaa sanadihii ugu danbeeyay abuuray mid ka mid ah tahriibka ugu ballaadhan caalamka. madaxweynaha dalka finisweela, nicholas maduru...

Dawladda Japan ayaa guryo banaan oo ku yaala gudaha dalkeeda u raadinaysa dad gala.

Dalka japan ayaa lagusoo waramayaa in ay kala badanayaan dadka iyo guryuhu, iyada oo la saadaalinayo in sanadaha soo socda guryo badan oo ku...

khasaare tiro badan ayaa ka dhashay duufaan ku dhufutay dalka induniisiya.

ilaa 168 qof ayaa ku dhintay, halka dad ka badan 700 oo qof ay ku dhaawacmeen duufaano ka dhacay dalka ku yaala koonfur-bari qaarada...

Qaraxyo Khasaare Gaystay ayaa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Laba Qarax Xooggan oo loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso, ayaa waxa ay ka dheceen magaalada Muqdisho. Qarax koowaad ayaa ka dhacay  xaafadda Oodweyne...

Maraykanka Oo Caydhiyay Diblomaasiyin U Dhashay Ruushka

Xiisadii ka dhalatay sumaynta basaas  hore uga tirsanaan jiray sirdoonka Ruushka, kaasi oo ku sugnaa ingiriiska. Bassaaska iyo inantiisa ayaa waxa loo adeegsaday sun...

DIYAARADAHA DAGAALKA EE ISRAA’IIL AYAA WEERARAY GOOB HUBKA LAGU KEYDIYO OO KU TAALLA MAGAALADA...

warbaahinta dalka suuriya aya ku warantay in ciidanka difaaca cirka ee dalka suuriya ay ka hortageen gantaalo ay soo rideen diyaaradha dagaalka ee ciidamada...

Kuuriyadda Woqooyi oo laashay Kulan ay la yeelan lahayd Madaxwayne ku xigeenka Dalka Maraykanka

https://www.youtube.com/watch?v=5ARdEg1i1vk&feature=youtu.be

Ardugaan: Turkida Khalad ayay ku tahay Inay Danbi U Aqoonsan Waayeen Gogol-dhaafka

Madaxweynaha Turkiga, Rajab Dayin Ardugan, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dawladda Turkigu ay sharci ka soo saari waydo golgol-dhaafka. Madaxweynaha, ayaa sidan...

Qolfoof Jiray Toban Kun Oo Sanno Oo Laga Helay Dalka Ingiriiska Ayaa La Ogaaday...

Qolfoof Jiray Toban Kun Oo Sanno Oo Laga Helay Dalka Ingiriiska Ayaa La Ogaaday In Uu Asalkiisu Yahay Dadka Madawga Ah

Keek Qiimihiisa yahay 1 Milyan oo doolar lagu soo bandhigay Aroos

  Keegan ayaa lagu soo bandhigay Carwo dhanka aroosyada ah oo sanaadkiiba mar lagu soo bandhigo Magaalada dubai. waxana loo eekaysiiyey Gabadh caruusad ah. Keegan ayaa ka...