Arday 23 Sano Jir Ah Oo Malaayin Dollar Ka Shaqaysta internetka.

Sidee ayey suurtagal u tahay arday 23 sano jir ah in uu Bishiiba Shaqaysto Lacag gaadhaysa $ 50,000 si uu u iibsado Gaadhi Qiimihiisu...

Isticmaalka Tamarta aduunka oo kor u Kacay 10-Kii Sanno Ee ugu Danbeeyay.

isticmaalka tamarta quudinta asaasiga ah ayaa kor u kacday boqolkiiba 2.9% sanadkii la soo dhaafay, isla markaana wuxuu gaadhsiiyey 13.8 bilyan oo tan shidaalkii...

Maxay waalidiintu caruurtooda ula jecelihiin qoryaha iyo agabka dagaalka

https://www.youtube.com/watch?v=1lk_yamw1BU

Intii ay Soomaalidu Jirtayba Waxa ay u Qaybsanayd Qabiilooyin, Qabyaaladuna Waa Waxa u Badan……

Intii ay Soomaalidu Jirtayba Waxa ay u Qaybsanayd Qabiilooyin, Qabyaaladuna Waa Waxa u Badan...... https://www.youtube.com/watch?v=dxnaIqlBXSo

Soomaali Badan oo Ka Shaqaysata Suuq Muddo yar aad Maalqabeen Ku naqon Kartid.

Waxaa Baryahan Danbe soo Badanaya Dadka Soomaalida ah ee ka Shaqaysta Suuqa Sarifka Lacagaha ay Isiticmalaan Dawladaha Dunidda Kaas oo Loo yaqaano Forex. Telefishanka SAAB...

Hablihii reer Pakistan ee caruusadaha looga dhigay Shiinaha

In ka badan 600 oo gabdhood oo u dhashay waddanka Pakistan ayaa labadii sanno ee lasoo dhaafay laga iibiyay rag u dhashay waddanka Shiinaha...

Dadka ajaanibta ah, ayaa sannadihii ugu dambeeyay kusoo badanaya dhulka Somaliland, kuwaasoo sababaha ay halkan u yimaadaan ay ugu wayn tahay dalxiisku. Dalxiiseyaal u dhashay...

Illowshiyuhu wuxuu astaan u yahay caqli-badnaan, daraasad cusub

Daraasad cusub oo ay dhawaan samaysay jaamacadda Toronto University ee waddanka Canada ayaa lagu ogaaday in ilowshiyuhu uu mararka qaar muhiim yahay, iyagoo sababeeyay. Khubarada...

Somaliland: Jaamacad Xaflad Qalin Jabinta Ka hor joogsatay Siyaasiyiinta

Somaliland: Jaamacad Xaflad Qalin Jabinta Ka hor joogsatay Siyaasiyiinta https://www.youtube.com/watch?v=l0aon-HQwfU

Wada-shaqaynta qarsoon ee Hargeysa iyo Xamar

Bishii Agosto 31keedii 2019 ayey Dawladda Federalka Somalia (DFS) shaacisay heshiis ay la gashay European Union-ka (EU) oo lagu maalgelinayo horumarinta magaalooyinka Muqdisho iyo Berbera. Mashruucaas...

Maxay Salka Ku Haysaa Mucaaridadda uu Lasoo Baxay Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Inta Badan Lagu yaqaanay In uu Tageero u Muujiyo Xukuumadda Hadba Ka Jirta...

Warbixin: Xaaladda ay Ku Sugan yihiin Dadka u Hoyda Banaanadda.

Warbixin: Xaaladda ay Ku Sugan yihiin Dadka u Hoyda Banaanadda. https://www.youtube.com/watch?v=s2cKvKFOJCU

Maxaa Sababay In Aan Ilaa Iminka Xal Loo Helin Colaada Ka Taagan Ceel Afweyn

Maxaa Sababay In Aan Ilaa Iminka Xal Loo Helin Colaada Ka Taagan Ceel Afweyn https://www.youtube.com/watch?v=ZGWX6NFh2WY&t=268s

Bariga dhexe wadnaha ayaa farta lagu hayaa, haddaba taariikhda khilaafka cusub ee Maraykanka iyo...

Khilaafkii u dhexeeyay Maraykanka iyo Iiraan, ayaa u muuqday mid soo dhammaaday sannadkii 2015-kii, kadib markii xubnaha joogtada ah ee qaramda midoobey iyo Jarmalkoo...

Warbixin: Hooyo Ku nool Hargaysa Oo Nafteeda Ku Dabarta iibinta Dhagxaanta Guryaha Lagu Dhiso.

Warbixin: Hooyo Ku nool Hargaysa Oo Nafteeda Ku Dabarta iibinta Dhagxaanta Guryaha Lagu Dhiso. https://www.youtube.com/watch?v=Ep-bt3Vc9XY

Dagaalka ay Beeluhu Kula Jiraan Alshabaab Miyuu Noqon Karaa Dhamaadka Alshabaab

Qaar ka mid ah dadka rayidka ah ee deggan qaybo ka mid ah gobolka hiiraan ayaa bilaabay dagaal toos ah oo ay kagasoo horjeedaan...

War-bixin: Saamayn Noocee ah ayay Baraha Bulshaddu ku leeyihiin Xiisadaha Siyaasaddeed ee Somalida

War-bixin: Saamayn Noocee ah ayay Baraha Bulshaddu ku leeyihiin Xiisadaha Siyaasaddeed ee Somalida https://www.youtube.com/watch?v=OgXgQdpyvwU&t=194s

Inanta Bill Gates oo wiil Muslim ah mehersatay

Gabadha uu dhalay ninka labaad ee dunida ugu hantida badan ee Bill Gates ayaa guursatay wiil Muslim ah isla markaana kasoo jeeda waddanka ku...

Khubarada caafimaadka oo Sheegtay in cabitaanka sigaarku uu qofka u horseedi karo indho-beel

Cabitaanka sigaarka ayaa la ogaaday in uu wax yeelo soo Gaadhsiiyo caafimaadka indhaha. Xog-ururin laga sameeyay dalka ingiriiska ayaa lagu ogaaday in malaayiin ka mid...

Daawo Rasmiya oo Losoo Saarayo Cudurka Kansarka

Koox saynisayahano isara’iliiyn ah ayaa sheegay in Sannad gudihii ay Rejeynayaan in ay soo saari doonaan daawadii ugu horaysay ee dhamaystiran oo lagu daawayn...