Maraykenka oo Lagu Edeeyay in uu Duqeymo Ku Dilay Dad Rayid ah

Mudadii afarta sanno ahayd ee ugu danbaysay wasaarada gaaashaandhiga ee dalka Maraykenka waxay Sheegaysay in duqaymaha ay ka fuliso Dalka Soomaaliya aanay Dad rayid...

Hantida oo cimri-dherer keenta, daraasad cusub

Daraasad cusub oo ay samaysay jaamacadda University College London ee waddanka Ingiriiska ayaa lagu ogaaday in dadka lacagtaa haystaa ay ka cimri dheeryihiin kuwa...

War-Bixin: Labo Wiil Oo Mataano Ah Oo Aad Isku-Eeg Xataa Ay Cid Kasta Oo...

War-Bixin: Labo Wiil Oo Mataano Ah Oo Aad Isku-Eeg Xataa Ay Cid Kasta Oo Aragtaa Isku Khaldaan https://www.youtube.com/watch?v=sADeEPeazG0&t=9s

Arday 23 Sano Jir Ah Oo Malaayin Dollar Ka Shaqaysta internetka.

Sidee ayey suurtagal u tahay arday 23 sano jir ah in uu Bishiiba Shaqaysto Lacag gaadhaysa $ 50,000 si uu u iibsado Gaadhi Qiimihiisu...

Hablihii reer Pakistan ee caruusadaha looga dhigay Shiinaha

In ka badan 600 oo gabdhood oo u dhashay waddanka Pakistan ayaa labadii sanno ee lasoo dhaafay laga iibiyay rag u dhashay waddanka Shiinaha...

Dagaalka ay Beeluhu Kula Jiraan Alshabaab Miyuu Noqon Karaa Dhamaadka Alshabaab

Qaar ka mid ah dadka rayidka ah ee deggan qaybo ka mid ah gobolka hiiraan ayaa bilaabay dagaal toos ah oo ay kagasoo horjeedaan...

Intii ay Soomaalidu Jirtayba Waxa ay u Qaybsanayd Qabiilooyin, Qabyaaladuna Waa Waxa u Badan……

Intii ay Soomaalidu Jirtayba Waxa ay u Qaybsanayd Qabiilooyin, Qabyaaladuna Waa Waxa u Badan...... https://www.youtube.com/watch?v=dxnaIqlBXSo

Maxay waalidiintu caruurtooda ula jecelihiin qoryaha iyo agabka dagaalka

https://www.youtube.com/watch?v=1lk_yamw1BU

XOG “Dadka Madow Maxaa Lagu Nacay?”

  Dadka Madow ee Maraykanka ayaa ka cabanaya Bileyska oo ay sheegeen inuu si gaar ah u bartilmaameedsanayo, warbixin arrintaasi iyo Taariikh koobanoo la xidhiidhaba...

Warbixin: Dadka Chinese-Ka Ah Ee Hargeysa Kunool Kana Shaqaysta

Warbixin: Dadka Chinese-Ka Ah Ee Hargeysa Kunool Kana Shaqaysta https://www.youtube.com/watch?v=Mf-ZNQL4ZsE&t=1s

Imaamka Masaajidka Qiblataynka Ee Magaalada Saylac Oo Ka Warbixiyay Taariikhda Masaajidkaas

https://www.youtube.com/watch?v=Bq5NaevlBu8&t=4s

Taariikhda Libya: Isu-dhiganta Libya iyo Soomaaliya

Waxaan halkan ku eegi doonaa taariikhda Libya oo ah taariikh aad ugu eeg taariikhda Somalia. Libya waxa soo maamulay dawladihii casriyadii hore sida fiiniishiyiintii,...

Bariga dhexe wadnaha ayaa farta lagu hayaa, haddaba taariikhda khilaafka cusub ee Maraykanka iyo...

Khilaafkii u dhexeeyay Maraykanka iyo Iiraan, ayaa u muuqday mid soo dhammaaday sannadkii 2015-kii, kadib markii xubnaha joogtada ah ee qaramda midoobey iyo Jarmalkoo...

Somaliland: Jaamacad Xaflad Qalin Jabinta Ka hor joogsatay Siyaasiyiinta

Somaliland: Jaamacad Xaflad Qalin Jabinta Ka hor joogsatay Siyaasiyiinta https://www.youtube.com/watch?v=l0aon-HQwfU

Inanta Bill Gates oo wiil Muslim ah mehersatay

Gabadha uu dhalay ninka labaad ee dunida ugu hantida badan ee Bill Gates ayaa guursatay wiil Muslim ah isla markaana kasoo jeeda waddanka ku...

Warbixin: Waxyaabaha Haweeenku Wajiga Ku Qurxiyaan Oo Ku Soo Badanaya Somaliland.

Warbixin: Waxyaabaha Haweeenku Wajiga Ku Qurxiyaan Oo Ku Soo Badanaya Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=59XcJCwa4_A

SHRKAD GAWAADHIDA SAMAYSA OO OG MEESHA AAD JOOGTO.

Mid ka mid ah shirkadaha gawaadhida samaysa ayaa qiratay in gaadiidka ay soo saarto ay ku xidhanyihiin aalado meesha aad joogto sheegaya.  Shirkadda wayn Mercedes...

SIDEEBAA IYADOO ISKUULKA LAGA ERYAY AY MAAL-QABEEN KU NOQOTAY.

Sanado ka hor ayay iskaga baxday iskuulka balse maanta waxay samaysaa lacag ka badan $80,000 maalintii. Lifaaqan ka akhriso. Gabadhan ayaa iskuulka laga saaray markii...

Warbixin : Dhaqamo Cusub Oo Ku Soo Kordhay Guurka Soomalida Sanadihii Udanbeyey

Warbixin : Dhaqamo Cusub Oo Ku Soo Kordhay Guurka Soomalida Sanadihii Udanbeyey https://www.youtube.com/watch?v=isaZfeIOsys