Warbixin :Dhaqanada Cusub Ee Ardayada Ka Qalin jabisa Jaamacada Dalka

Warbixin :Dhaqanada Cusub Ee Ardayada Ka Qalin jabisa Jaamacada Dalka https://www.youtube.com/watch?v=AwsBw1V4Ci4&t=321s

Hargeysa Oo Waayo-Waayo Ahaan Jirtay Hoyga Fanka, ayaa Mar Kale Horseed u ah Dib...

Hargeysa Oo Waayo-Waayo Ahaan Jirtay Hoyga Fanka, ayaa Mar Kale Horseed u ah Dib u Curashadiisa. https://www.youtube.com/watch?v=fE5PuR1dyLc

Wada-shaqaynta qarsoon ee Hargeysa iyo Xamar

Bishii Agosto 31keedii 2019 ayey Dawladda Federalka Somalia (DFS) shaacisay heshiis ay la gashay European Union-ka (EU) oo lagu maalgelinayo horumarinta magaalooyinka Muqdisho iyo Berbera. Mashruucaas...

Jacayl Dhiig Loo Hoorshay Oo Calaf Ka Adeegay, Haddana Lamaane Ka Dhigay Laba Is...

Jacayl Dhiig Loo Hoorshay Oo Calaf Ka Adeegay, Haddana Lamaane Ka Dhigay Laba Is Jeclaa https://www.youtube.com/watch?v=aQwTYpxjTA8

Warbixin : Dhaqamo Cusub Oo Ku Soo Kordhay Guurka Soomalida Sanadihii Udanbeyey

Warbixin : Dhaqamo Cusub Oo Ku Soo Kordhay Guurka Soomalida Sanadihii Udanbeyey https://www.youtube.com/watch?v=isaZfeIOsys

Maxaa sababay in Imaaraadka Carabtu uu yareeyo joogitaankiisa dalalka ku yaalla geeska Afrika

Maxaa sababay in Imaaraadka Carabtu uu yareeyo joogitaankiisa dalalka ku yaalla geeska Afrika https://www.youtube.com/watch?v=ihuO7M5HdOQ&t=1s

Suurtogal ma tahay in Somaliland afti laga qaadaa?

Horaamihii bishii August 2019 ayey ahayd markii raysal wasaare ku-xigeenka Dawladda Federalka Somalia (DFS) uu soo jeedidiyey in dadweynaha Somaliland laga qaado afti khusaysa...

Fekerka Cabdi-weli Gaas ee Somaliland, ma saxbaa?

Maalin dhowayd ayaa la ii soo diray cajal muuqaal ah, aad u kooban, nuxur weyn xambaarsan oo uu M/weynihii hore ee Puntland Cabdi-Weli Gaas...

QOF NOOLI QOF KALOO NOOL WADNAHA UMA BEDELO, WADNAHA OO BUKA AMA DHAAWAC SOO...

Muddo haatan laga joogo 40 sannadood, bini-aadamku waxay gaadheen heer loo arkayay inaanay suurtagal ahayn, taasoo ahayd in qof wadne la geliyo dabadeed uu...

SHRKAD GAWAADHIDA SAMAYSA OO OG MEESHA AAD JOOGTO.

Mid ka mid ah shirkadaha gawaadhida samaysa ayaa qiratay in gaadiidka ay soo saarto ay ku xidhanyihiin aalado meesha aad joogto sheegaya.  Shirkadda wayn Mercedes...

SIDEEBAA IYADOO ISKUULKA LAGA ERYAY AY MAAL-QABEEN KU NOQOTAY.

Sanado ka hor ayay iskaga baxday iskuulka balse maanta waxay samaysaa lacag ka badan $80,000 maalintii. Lifaaqan ka akhriso. Gabadhan ayaa iskuulka laga saaray markii...

Warbixin: Afduubkii diyaaraddii ugu horraysay uguna dambaysay ee ay dawlad Soomaaliyeed yeelato.

Waxay ahayd shirkaddii ugu horraysay ee diyaaradeed taas oo uu ku xardhanaa calanka Soomaaliya ee cirka u eg, Somali Airlines, oo fikraddii lagu aasaasay ay...

Xajku Waa Kulanka ugu Wayn ee ay Dad Ku Kulmaan Adduunka Oo Dhan

Xajku Waa Kulanka ugu Wayn ee ay Dad Ku Kulmaan Adduunka Oo Dhan https://www.youtube.com/watch?v=qUi9RjaJJIk

War-Bixin: Labo Wiil Oo Mataano Ah Oo Aad Isku-Eeg Xataa Ay Cid Kasta Oo...

War-Bixin: Labo Wiil Oo Mataano Ah Oo Aad Isku-Eeg Xataa Ay Cid Kasta Oo Aragtaa Isku Khaldaan https://www.youtube.com/watch?v=sADeEPeazG0&t=9s

Dagaalka ay Beeluhu Kula Jiraan Alshabaab Miyuu Noqon Karaa Dhamaadka Alshabaab

Qaar ka mid ah dadka rayidka ah ee deggan qaybo ka mid ah gobolka hiiraan ayaa bilaabay dagaal toos ah oo ay kagasoo horjeedaan...

Diyaarad ay Farsameyeen Dhalinyaro Reer Koonfur Africa ah oo Ka Degtay Qaahira.

Diyaaraddan oo ay sameeyeen koox dhaliyaro koonfur-afrikaan ah ayaa si nabdoon u caga dhigatay magaalada qaahira ee dalka masar, kadib socdaal ay kagasoo kicitintay...

Khubarada caafimaadka oo Sheegtay in cabitaanka sigaarku uu qofka u horseedi karo indho-beel

Cabitaanka sigaarka ayaa la ogaaday in uu wax yeelo soo Gaadhsiiyo caafimaadka indhaha. Xog-ururin laga sameeyay dalka ingiriiska ayaa lagu ogaaday in malaayiin ka mid...

Isticmaalka Tamarta aduunka oo kor u Kacay 10-Kii Sanno Ee ugu Danbeeyay.

isticmaalka tamarta quudinta asaasiga ah ayaa kor u kacday boqolkiiba 2.9% sanadkii la soo dhaafay, isla markaana wuxuu gaadhsiiyey 13.8 bilyan oo tan shidaalkii...

XOG “Dadka Madow Maxaa Lagu Nacay?”

  Dadka Madow ee Maraykanka ayaa ka cabanaya Bileyska oo ay sheegeen inuu si gaar ah u bartilmaameedsanayo, warbixin arrintaasi iyo Taariikh koobanoo la xidhiidhaba...

Wararkii Ugu akhriska badnaa