Dawladda Bahrain Oo Kusoo Biirtay Khilaafkii Somalia iyo Imaraatka Carabta

Dawladda Bahrain Ayaa Kusoo Biirtay Xiisad Diblumaasiyadeed Oo Ka Dhextaagnayd Dawladda Federaalka Somalia Iyo Imaraatka Carabta. Dawladda Bahrain Ayaa Warsafadeed Ay Caawa Soo Saartay Waxay...

20 Ruux Ayaa Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Magaalada Belem Ee Dalka Brazil

Dhowr Maxaabiisto Iyo Hal Ilaaliye Ayaa Ku Dhintay Weeraro Ay Soo Qadeen Dad Banaan Baxayay. Magaalada Belem Waqooyiga Dalka Brazil. Maxaabiista Ayaa Waxaa Caawiyay Kooxo...

Dawladda Somalia Oo Xaqiijisay In Imaraatka Uu Tababaro Ciidanka Somalia

Wasaaradda Gashaadhiga Somalia Ayaa Markii Ugu Horaysay Shaaca Ka Qaaday In Dawladda Imaraatka Carabta Ay Tababar Siyaan Ciidamo Ka Tirsan Ciiidamada Xooga Dalka Somalia. Wasiirka...

Madaxweyne Farmaajo Iyo Jawaari Oo Shir Jaraa’Id Wada Qabtay

Madaxweynaha Dowladda Somaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Iyo Guddoomiyaha Xilka Ka Degay Prof Maxamed Cismaan Jawaari Ayaa Markii Ugu Horeysay Shir Jaraa’Id Ka Soo Wada...

Dagaal Culus Oo Hada Ka Soconaya Magaaladda Muqdisho

Warar Dheeraad Ah Ayaa Ka Soo Baxaya Dagaal Xoogan Oo Ka Soconaya Qeybo Ka Mid Ah Degmada Wadajir Ee Gobolka Banaadir Gaar Ahaan Dhulka...

Hay’addaha Amniga Somalia Oo Ka Hadlay Lacag Xalay Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Dowladda Soomaaliya Ayaa Sheegtay In Ay Qabatay Lacag Ku Dhowaad $ 10milyan Ah Oo Ay Siday Diyaarad Ka Timid Caasimadda Abu Dhabi Ee Imaaraadka...

Guddoomiye Jawaari oo Imika is casilay

Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey Ayaa Goor Dhawayd Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya U Akhriyay Warqad Is Casilaad Ah Oo Ka Timid Guddoomiyihii Golaha...

Diyaarad Lacag Siday Oo Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho

Diyaarad Laga Leeyahay Dalka Imaraatka Carabta Oo Siday Lacag Fara Badan Ayaa Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaaladda Muqdisho. Wararka Nagasoo Gaadhaya Magaaladda Muqdisho Ayaa...

Mid Ka Mid Ah Madax Dhaqameedka Burco Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Suldaan Nadiif Saydh Jibriil Oo Ka Mid Ah Madax Dhaqameedka Somaliland Ayaa Maanta Lagu Xidhay Magaaladda Burco Ee Gobolka Togdheer. Suldaan Nadiif Saydh Jibriil Waxa...

Gaadhi Lagu Weeraray Maqaaxi Ku Taala Dalka Jarmalka

Saddex Qof Ayaa Ku Dhintay 20 Kalane Way ku Dhaawacmeen Kaddib Markii Gaadhi Xawli Ku Socda Jiidhsiiyay Magaalada Muenster Ee Galbeedka Dalka Jarmalka Dad...

70 Qof Oo Ku Dhintay Weerar Kiimiko Ah Oo Ka Dhacay Suuriya

Shaqaalaha Gurmadka Degdega Iyo Howlwadeennada Caafimaadka Ayaa Sheegaya In Ugu Yaraan 70 Qof Ay Ku Dhinteen Weerrar Looga Shakisan Yahay Inuu Kiimiko Ahaa Oo...

Maxkamad Ku Taala Dalka Uk Oo Muwaadin Somaaliyeed Ku Xukuntay 8-Sano Oo Xadhiga

Maxkamad Ku Taalla Dalka Britain Ayaa Shaacisay In Xukun Lagu Riday Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Eedeeyay In Uu Ku Biirayay Kooxda Daacish, Muwaadinka Soomaaliyeed Oo...

Ra’Iisal Wasaaraha Cusub Ee Itoobiya Oo Maanta Lagu Wado In Uu Jigjiga Yimaado

Waxaa Magaalada Jigjiga Ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Laga Dareemayaa Diyaargarow Ballaadhan Oo Lagu Soo Dhaweynaayo Ra’Iisal Wasaaraha Cusub Ee Itoobiya Abiy Ahmed Oo Maanta...

Beesha Caalamka Oo Markale Baaq Kasoo Saaray Khilaafka Siyaasadeed Ee Somalia

Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Igad Iyo Dalalka Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Uk Iyo Mareykanka Jaamacadda Carabta Ayaa Markale Walaac Ka Muujiyay Xaslooni-Daradda Siyaasadeed...

Tartanka Orodka Gaaban Oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho

Tartanka Orodka Gaaban Mini Marathon Oo Ay Ka Qeybgaleen 500 Oo Orod-Yahay Oo Ka Kala Socday Degmooyinka Gobolka Banaadir Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho. Wasiirka...

Laba Qarax Oo Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

  Laba Qarax Oo Is Xig Xiga Ayaa Maanta Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho Iyaga Oo Qaraxyadu Ka Kala Dhacay Isgoyska Banaadir Iyo Km4 Gaar Ahaan...

Dawladda Somalia Oo Sanadkan Soo Xaraysay Dakhli Ka Badan $274.6.000.000

Dawladda Somalia Ayaa Sadexdii Bilood Ee ugu Horaysay Sanadkan Soo Xaraysay Dakhli Ka Badan kii Ay Hore U Sadaalinayeen. Miisaaniyadda Dawladda Ee Sanadka 2018-Ka Ayaa...

Qaramadda Midoobay Oo Tageertay In La Kordhiyo Ciidamadda Amisom Ee Somalia

Golaha Ammaanka Oo Arabacadii Shalay Yeeshay Kulan Ayaa KU Falanqeeyay Weerarada Xoogagga Ururka Al-Shabaab Ee Ka Dhanka Ah Fariisimaha Ciidamada Midowga Afrika Ee Amisom, Laba...

Gudoomiye Kuxgeenka 1-Baad Ee Golaha Shacabka Somalia War-Murtiyeed Soo Saaray

Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Ee Golaha Shacabka Somalia Cabdiwali Ibraahim Muudeey Oo Goor Dhawayd La Hadlay Warbaahinta Ayaa Ku Eedeeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Ku-Xigeenkiisa...

Fanaannaddii Weyneyd Ee Hobalada Waabari Sahra Axmed Jaamac Oo aas Qaran Loogu Samneeyay Magaaladda...

Allaha U Naxariistee Waxaa Maanta Geeriyootay Fanaanadii Waynayd Ee Sahra Axmed Jaamac Oo Maalmihii Ugu Danbeeyay Xaalad Caafimaad U Jiiftay Magaalada Hargeysa, Sahra Axmed Jaamac...