Sacuudiga Oo Duqayn Ku Dilay Saraakiil Ka Tirsan Xuutiyiinta Dalka Yemen

Diyaarad Duqaysay Gob Kamida Caasimadda Dalka Yemen Ayaa Dishay Daraasiin Ka Mid Ah Fallaagada Xuutiyiinta Oo Ay Ku Jiraan Ugu Yaraan Laba Sarkaal, Sida...

Itoopiya Oo Ku Baaqday Inaan Amisom Ka Bixin Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Dalka Itoobiya Ayaa Sheegtay Inay Ka Go’an Tahay Inay Soomaaliya Kasii Howl-Galaan Ciidamadeeda Inta Si Weyn Loo Burburinayo Awooda Ururka...

Hogaamiyaasha Labada Kuuriya Oo Kulan Taariikh Ah Yeelanaya

Hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-Un, Ayaa Sheegay In Kulan Madaxeedkii Ugu Horreeyey Ee Ay Labda Kuuriya Yeeshaan Muddo Toban Sanadood Iyo Dheeraad Ah, Uu...

Goobtii tijaabada hubka Nukliyeerka Kooriyada Waqooyi oo duntay

Saynisyahanno Shiinays ah ayaa sheegay in ay qayb ahaan duntay xaruntii ay Kuuriyada Waqooyi ku tijaabin jirtay hubka nukliyeerka ah, taas ka dhigi karta...

Khilaaf Xoogan oo ka dhex abuurmay Iiraan iyo Reer Galbeedka

Waxaa soo ifbaxaya khilaaf diplomaasiyadeed oo hor leh kaasi oo u dhexeeya quwadaha Reer Galbeedka iyo Iiran,kadib markii Madaxweyne Trum uu keeney qorshe cusub...

Somalia Oo War-Saxaafadeed Ka Soo Saartay Heshiis Ay Hore Ula Gashay Shirkadda SKA

Dowladda Soomaaliya Ayaa War-Saxaafadeed Ka Soo Saartay Hehiis La Sheegay In Lala Galay Shirkadda Ska, Kaa Soo Lagu Sheegay War-Saxafadeedkan In La Laalay.

Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Maraykanka Lagu Dilay Ayaa Maanta Lagu aasay Columbus

Boqolaal Soomaali Ah Ayaa Ka Soo Qeybgashay aas Si Wada Jir Ah Loogu Sameeyay Labo Dhalinyaro Soomaali Ah Oo Maalinimadii Sabtida Lagu Dilay Mid...

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay In Uu Is Casilay

Wasiirka Gaashaadhiga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Ayaa Xilka Iska Casilay Kaddib Markii Uu Isku Soo Tagay Qabasha Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Wasiirka Ayaa Isku...

Toronto: 10 Qof Oo Ku Dhimatay Gaari La Jiidhsiiyay

10 Ruux Ayaa Ku GeeriyoodaY Kadib Markii La Jiidhiyay Gaadhi Iyagoo Lugeynayay Waddo Ku Taal Magaalada Toronto Ee Dalka Canada. Goobjoogayaal Ka Ag Dhawaa Goobta...

Yemen: Xulafada sucuudiga oo duqayn ku dilay ugu yaraan 20 qof oo xaflad...

ugu yaraan 20 qof ay dhintay kadib markii weerar dhinaca cirka ay fuliyeen xulafada uu sucuudigu hogaamiyo, duqaytan ayaa ka dhacday meel u dhaw...

Gabadh lagu ganaaxay $500 kadib markii laga helay boorsadeeda Tufaax xili ay safraysay.

Shirkada diyaaradaha ee Delta airlines isla markaana laga leeyahay dalka maraykanka ayaa waxa ka dhacday dhacdo layaab leh kadib markii midka mida rakabkii saarnaa...

Koonfurta Kuuriya oo damisay Sameecado waawayn ay u adeegsan jirtey dhaleecaynta Waqooyiga kuuriya.

Subaxnimadii hore ee saaka Koonfurta Kuuriya waxa ay gabi ahaanba bakhtiisay codadkii iyo daacayadihii ay u marin jirtey waqooyi kuuriya sameecado waawayn oo ay...

Wafti Ka Socda Dalka Imaraatka Oo La Kulmay Madaxwaynaha Biixi

Afhayeenka madaxweynaha Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac, ayaa ka hadlay wefti ka socda Imaaraadka Carabta oo uu sheegay inuu la kulmeen Madaxweyne Muuse Biixi. War-saxaafadeed ka...

Cumar C/Rashiid Oo Sheegay inaanu jirin Heshiis Militari Iyo Mid Ganacsi Oo Uu La...

Ra’Iisal Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke Ayaa Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In Uu Jiray Heshiis La Xidhiidha Dekedda Berbera...

Somalia Oo La Wareegtay Ciidamadii Uu Imaaraadku Tababarayay

Dowladda Somalia Ayaa Maanta La Wareegtay Dugsigii Tababarka Jen Gordan Oo Ay Hore U Maamulayeen Saraakiishii Imaaraadka Ee Tababarka Siinayay Ciidamada Soomaaliya. Saraakiisha Ciidamada Xoogga...

Somaliland Ayaa Cadaysay Inaan Imaaraadku Si Rasmi Ah U Ictiraafin Somaliland

Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Dr Sacad Cali Shire Oo Ka Jawaabayay Hadalkii Dhawaan Ka Soo Yeedhay Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibeda Imaaraadka Carabta Ayaa Sheegay In...

Soomaaliya Oo Ka Qaybgashay Shir Caalami Ah Oo Ka Socda Washinton

Shir Caalami Ah Oo Ay Ka Qeygalayaan Wakiilada Dalalka Deeq Bixiyeyaasha Mareykanka, Britain, Norway, Qm, Midowga Yurub Iyo Imf Ayaa Lagu Qabtay Xarunta Bankiga...

Ururada Bulshadda Rayidka Ah Oo War-Murtiyeed Kasoo Saaray Xadhiga Niciima Abwaan Qorane

Maxkamada Gobolka Maroodijeex Ayaa 15.Bishan Xukun Saddex Sano Ah Ku Riday Abawaannad Naciimo Qarane Iyada Oo Maxkamadu Ku Soo Oogtay Danbi Ah In Ay...

Gudoomiye Cirro Oo Ku Baaqay In Madaxwayne Biixi Is Casilo

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay ku sheegay in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi...

Imaaraadka Oo Shaaciyay in Heshiiska Dekedda Berbera Ay La Galeen Dowladdii Hore Somalia

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Ayaa sheegay In Heshiiskii Dekeda Berbera Uu Ku Yimid Is Faham Dhex Maray Dowladdii Hore Ee Soomaaliya. Wasiiru-Dowlaha Arrimaha...