wararkii ugu dambeeyay Ee Xayiraaada Qatar iyo Shirka amaanka Dunida

Toddoba bilood ka hor, xayiraada hawada, badda iyo Dhulka ayaa lagu soo rogay Qatar taas oo ay kusoo rogeen waddamada dariska ah.hadaba Waa kuwan...

Iran waa khatarta ugu weyn adduunka

Benjamin Netanyahu, oo ah ra'iisul wasaaraha Israel, ayaa ku tilmaamay dalka Iran khatarta ugu wayn ee adduunka "isaga oo ka hadlaayay Shirkii Amaanka aduunka...

Xiisada u dhaxaysa maraykanka iyo ruushka oo walaac abuurtay

Xiisada u dhexeeya Ruushka iyo Mareykanka ee ku saabsan Farginta lagu sameeyay doorashadii madaxweynenimada ee 2016-ka ayaa walaac xogaan ku beertay beesha caalamka   laba dawladood...

Theresa May waxay ballanqaadday amaanka mustaqbalka qaarada Yurub’

Theresa May ayaa ku boorisay iskaashi dhinaca ammaanka ah in ay si wadajir ah u fidiyeen Midowga Yurub ayada oo hadalkani ka sheegtay Shirweynihii...

Digniino ku aaddan isku dhaca amaanka calaamka

Hoggaamiyeyaasha adduunka ayaa ka qaybgalay maalintii labaad Shirka Ammaanka oo ka socda dalka jarmalka.   Bilawga shirka waxaa lagu falanqeeyay sidii xal looga gaadhi lahaa sugida...

Xayiraadda Qadar waa mid aan waxba tarayn

xayiraadaha joogta ah ee ku socda Qatar oo ay wadaan kooxo Sucuudiga uu hogaaminayo ayaa ah "wax aan waxba tarayn", ayuu yiri amiirka Qatari,...

Dawlada Emirate Ka Oo Bilawday Dhismaha Saldhiga Milateri Ee Magaalada Berbera

https://www.youtube.com/watch?v=J8oEKiHKiYU&feature=youtu.be

Halkee Ayuu Ku Danbeeyay Xayiradii Midowga Carabta Kusoo Rogeey Dalka Qatar

Toddoba bilood ka hor, ayay ahayd markii hawada, badda iyo dhulkaba xanibaad lagaga soo rogay Dalka Qatar   Qatar Ayaa Lagu Edeeyay inay xidhiidh la leedahay...

Itoobiya: Xisbiga EPRDF Ayaa Aqbalay Iscasiladii Raysal Wasaaraha

Xisbiga haya talada dalka Itoobiya EPRDF ayaa aqabalay iscasiladdii raysal wasaaraha Itoobiya Hailamariam Desalegn. Xsibiga ayaa sheegay inuu xilka sii haynayo inta xilka looga...

Cyril Ramaphosa ayaa loo dhaariyay madaxweynaha koonfur Afrika

Cyril Ramaphosa, oo madax ka ahaa xisbiga (ANC), ayaa loo dhaariyey madaxweynaha Koonfur Afrika, wax ka yar 24 saacadood ka dib markii uu is...

Maxaa Etoobiya Ka Dhacay ka dib markii uu is casilaysay Hailemariam

dadka Qaarkood waxay ku tilmaameen iscasilaada marxalad isbedel"dad kale waxay aminsan yihiin in natiijadu ka dhalatay mowqif aan hore loo arag Ra'iisul Wasaaraha Ethiopia Hailemariam...

Maxaa Etoobiya Ka Dhacay ka dib markii uu is casilaysay Hailemariam

dadka Qaarkood waxay ku tilmaameen iscasilaada marxalad isbedel"dad kale waxay aminsan yihiin in natiijadu ka dhalatay mowqif aan hore loo arag Ra'iisul Wasaaraha Ethiopia Hailemariam...

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa is casilay

Ra'iisul wasaaraha Ethiopia ayaa sheegay in uu is casilay   is Casilaada Hailemariam Desalegn ayaa ku soo beegantay Xili ay Dalka Ethiopia Ka jirto xiisad siyaasadeed...

Dowladda Maraykanka Ayaa War Cusub Ka Soo Saartay Xaaladda Hogaamiyaha Ururka Daacish

https://www.youtube.com/watch?v=k3tIDIixAic

Agaasimaha Shirkadda Shiinaha ee Maraykanka Oo sheegay inuu Walaac Ka Qabo Wada Shaqaynta Labada...

Agaasimaha Shirkadda Shiinaha ee Maraykanka ayaa sheegtay in ay ka walaacsantahay xiriirka ka dhexeeya Maraykanka iyo Shiinaha, isla markaana uu rajeynayo inuu aaminsan yahay...

Madaxda Sirdoonka Maraykanka Oo Eedeymo Culus U Jeediyey Ruushka

Madaxda lixda hay'adood ee sirdoonka Maraykanka ayaa sheegay in faragelinta Ruushka ee dimoqraadiyadda Mareykanka aysan hoos u dhicin tan iyo sannadkii 2016 agaasimayaasha FBI, Sirdoonka...

Xisbiga Ucid Oo Maanta War Saxaafadeed Ka Soo Saarey Mawqifkiisa Shirkada imaraatka

Xisbiyada Mucaradka Dalka Ayaa Si Isku Mida Walaac Uga Muujiyay Shirkad Hadal Hayteedu Maal Mihii U Danbeeyay Ku Badnayd Somaliland Oo Laga Hirgaliyay Dalka...