Israel Oo Sheegtay In Laga Soo Weeraray Xuduuda Qaza

Milatariga Israel Ayaa Sheegay In 25 Hoobiye Maanta Lagusoo Tuuray Dhowr Goobood Oo Ku Yaalla Koonfurta Israel. Bayaan Kasoo Baxay Milatariga Ayaa Lagu Sheegay In...

Dawladda Jabuuti oo ka Jawaabtay hadal madaxweyne Farmaajo ka jeediyay Eritrea

War qoraal ah oo ka soo baxay safaarada Jabuuti ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Jabuuti siweyn uga naxday hadal uu dhawaan madaxweynaha...

Madaxda Qaarada Africa Oo Kusii Qulqulaya Dalka Shiinaha

Hoggaamiyayaasha Waddamada Qaaradda Afrika Ayaa Ku Qulqulaya Caasimadda Dalka Shiinaha Si Ay Uga Qayb Galaan, Shirka Iskaashiga Dhaqaalaha Ee Wadaddama Qaaradda Africa Iyo waddanka...

Faah Faahin Ku Saabsan Qaraxyo Galabta Magaalada Muqdisho Ka Dhacay.

Laba Qarax Ayaa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho, Mid Kamid Ah Labadaas Qarax Ayaa Ka Dhacay Isgoyska Dabka Halka Kan Kale Uu Ka Dhacay Dhabarka...

Mukhtaar Rooboow oo u taagan Qabashada Xilka Madaxwaynaha Koonfur Galbeed

Mukhtaar Rooboow Cali Abuu- Mansuur oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha...

Madaxwayne Trump ayaa Sheegay In Maraykanku Soo Afjari Doono Heshiiski Nuclear Ee Ruushka.

Madaxweynaha Maraykenka Donald Trump Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Maraykanku Uu Ka Baxayo Heshiiskii Dhex Maray Midawga-Dhexe Ee Heshiiska Nukliyarka Ruushka, Kaas Oo Muddo...

Afar Kamida Wasiiradda Waddanka Ingiriiska oo is casilay

Ilaa Afar Wasiir Oo Ka Tirsanaa Gollaha Wasiirada Ee Xukuumadda Ra'iisal Wasaare Theresa May ayaa iscasilay iyagoo is casilaadda La Xidhiidhiyay Heshiiska Ka Bixitaanka...

Madaxwayne Macron oo Markii ugu Horaysay ka Hadlay Rabshadaha Ka Socda Dalkiisa

Madaxweynaha dalka faransiiska, Emanual Macron ayaa ballan qaaday in dawladdiisu ay samayn doonto mushahar kordhin iyo in sidoo kale la dhimi doono cashuurta, si...

Eritrea ayaa xidhay xadka ay la wadaagto dalka itoobiya

Dawladda eritrea ayaa qayb ahaan xidhay isusocodka xadka ay la wadaagto dalka ay ka go'day ee ethiopia, kadib markii labadan dal ee colaadu sanadaha...

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo La Kulmay Mustafe Cagjar iyo Axmed Shide

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Xafiiskiisa Kula Kulmay Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida, Mustafe Omer iyo Guddoomiyaha Xisbiga Dimoqraadiga Deegaanka Soomaalida (SPDP), Axmed Shide, Kulankan...

Jamhuuriga iyo Dimuqraadiga Maraykenka Oo Heshiis Ka Gaadhay Darbiga Mexico

Masuuliyiin ka kala socotay xisbiyada Dimuqradiga iyo jamhuuriga ee Dalka Maraykenka ayaa is afgarad ka gaadhay arimaha Ammaanka Xuduudaha iyo Raageerida Dawladda Dhexe si...

Soomaaliya iyo Kenya oo Heshiis ka Gaadhay Murankii Diblomaasiyadeed ee soo Kala Dhex Galay.

Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa Xal Ka Gaadhay Murankii Diblomaasiyadeed ee soo Kala Dhex Galay Labadda Dawladood Sida Lagu Sheegay War qoraal ah oo...

Roobabkii Gu’ga oo ka curtay qeybo ka mid ah Deegaanadda Soomaalida.

Qaybo Kamida Deegaanadda Dalka Soomaaliya ayaa Lasoo Sheegayaa in Saacadihii ugu danbeeyay ay da’een roobabkii xiliga Gu’ga. Wararka ka Imanaya Dalka Soomaaliya ayaa Sheegaya in...

Dawladda Federaalka oo Shariif Sheekh Axmed Muqdisho Kusoo Dhawaysay.

Xubno ka tirsan golaha Wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha magaaalada Muqdisho guddoomiyaha Xisbiga Himilo Qaran Shariif Sheekh Axmed. Wasiirka Amniga Soomaaliya...

Dalka Cuba oo Xaqiijiyay in ay Nool Yihiin Laba Dhakhtar oo Laga Afduubay Xadka...

Laba dhakhtar oo uu dhashay dalka  Cuba oo lagu afduubay xuduuda ay  dhibaatadu ka jirto ee Kenya la leeday Soomaaliya , bishii April ee...

Dawladda oo Ka Shaacisay Masuuliyiinta Ku Dhintay Qaraxii Galabta

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay qarax ka dhacay xarunta maamulka gooblka Banaadir oo mas’uuliyiin ay ku dhinteen. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi...

Maxay Jubbaland U Xidhay Meelaha Lagasoo Galo Kismaayo

War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in la xidhay dhamaan goobaha laga soo galo magaalada Kismayo, hadii ay noqoto cirka, dhulka...

Xisbiga Ucid oo Shirkiisa Gollaha Dhaxe Maanta Ku Qabsanaya Magaaladda Burco.

Hotelka Maansoor ee Magalada Burco Waxa la filayaa inuu goor dhow ka Bilaamo Shirka Golaha Dhex Xisbiga Mucaaridka ah ee ucid. Shirkan ayaa Waxaa Ka...

Somaliland oo Shaacisay In Manhajka Waxbarashada lagu dari doono barashada waddaniyada.

Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha Soomaaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa shaaca ka qaaday in markii ugu horeysay taariikhda soomaaliland dugsiyadda dalka Manhajkooda Waxbarashadda lagu...