Warar Kasoo Baxaya Dagaalka Xiligan Ka Soconaya Deegaanka Tukaraq

Subaxnimadii Hore Ee Saaka Ayaa Dagaal Laysu Adeegsanayo Hubka Waaweyn Uu Ka Bilaabmay Deegaanka Tukaraq Oo Laascaanood Bari Kaga Beegan 52km. Dagaalkan Oo Ka Soconaya...

Talyaaniga Iyo Faransiiska Oo Ka Wadda Xajoonaya In Xarumo Qaxootiya Lagga Furo Africa

Hoggaamiyeyaasha Talyaaniga Iyo Faransiiska Ayaa Ku Boorriyay Midowga Yurub Inuu Abuuro Xarumo Magangelyo Oo Laga Sameeyo Afrika Si Looga Hortago Qaxootiga Iyo Muhaajiriinta In...

Dhaqtarkii gaarka ahaa ee Boqoradda Ingiriiska oo geeriyooday

Waxaa Cispitalka Magaalada London ku geeriyooday Dhaqtarkii gaarka ahaa ee Boqoradda Dalka Ingiriiska “Queen Elizabeth II”, markii Arbacadii Todobaadkan uu galay shil Baaskiil, sida...

Dowladda Turkiga Oo Xukun Ku Ridday Muwaaddin British Ah

Maxkamad Ku Taalla Dalka Turkiga Ayaa Toddoba Sana Iyo Badh Xabsi Ah Ku Ridday, Askari Horay Uga Tirsanaa Ciidamada Difaaca Dalka Ingiriiska, Markii Lagu...

Madaxweyne Erdogan oo Jarmalka ka Furay Masaajidka ugu Weyn Wadamadda Yurub

Madaxweynaha Turkiga Rayyip Erdogan ayaa Maanta Magaalada Cologne Ee Dalka Jarmalka Ka Furay Mid Ka Mid Ah Masaajidada Ugu Weyn Qaaradda Yurub. Furitaanka Masaajidkan Ayaa...

Taliyihii hay’adda Nabad-sugida Somalia oo xilkii iska casilay

War goor dhawayd lagu daabacay Barta Twitter-ka ee hay'adda NISA ayaa lagu sheegay in Xusseen Cismaan Xusseen uu iska casilay xilkii taliyaha hay’adda Nabad-sugida...

6-da November oo dalka Maraykana looga dareerayo doorashada Wakhtiga Dhexe

Maalinta Salaasada, 6 November 2018, Dadweynaha reer Maraykan waxay u dareeri doonan Goobaha Codbixinta si ay uga qayb galaan doorashada wakhtiga dhexe (Mid-term) ee...

Dagaalo Markale ka dhex Qarkay Soomaalidda iyo Oromadda

Magaalda Tuliguuleed oo Ku Taala Bariga Wadanka Itoobiya, Isla Markaana 30km u Jirta Magaalada Jigjiga ayay Markale Dib uga Qarxeen Dagaalo u dhaxeeya Qoomiyadaha...

Xabad joojintii Yemen Ka Dhaqan-gashay oo Miridho Gudahood Ku Burburtay

Xabad joojintii Magaalada Xudayda ee Dalka Yemen ayaa Burburtay Wax Yar Ka Dib Markii ay Dhaqan gashay, Sida ay Ku Warantay Dawlada Madaxweyne Cabdurabbu...

Dawladda Shiinaha oo Toogasho Xukuntay Muwaadin u Dashay Canada.

Dawladda shiinaha ayaa nin u dhashay dalka canada ku eedaysay inuu daroogo sharci-darro ah ka ganacsnayay, kadibna ku xukuntay dil toogasho ah. Kiiska ninkan ayaa...

Yaa yimid yaase ka tagay 6-da kooxood ee ugu waa wayn Premier League?

Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda Yurub ee bisha Janaayo ayaa xalay Xidhmay iyadoo maalinkii ugu dambaysay uusan dhaq-dhaqaaq xoogan sameyn kooxaha ugu waa wayn Ingiriiska. Haddaba...

Trump iyo Kim oo Wakhti Dhow ku kulmaya Vietnam

Kim Jong Un hogaamiyha kuuriyada waqooyi ayaa gaadhay magaalada hanoi ee caasimadda dalka Vietnam kadib maalmo uu tareen usoo saarnaa magaaladan oo uu ka...

40 Sano Kadib Markii uu Ka Qaxay Dagaaladii, Afqaanistaan ​​Wuxuu Ku Dhintay Weerarkii New...

Sanadkii 1979-kii, Haji Da'uud Naabi waxa uu ka baxsaday dagaalkii Ciidamadda Soofiyeeti iyo Dawladda Afgaanistaan ​​Waxaanu isaga iyo qoyskiisa Magan galyodoon ku Galeen Waddanka...

Albashiirka Suudaan oo Billo Rabshado Dhacayeen Kadib Xilkii ka Dagay.

Madaxweynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Axmed Al-Bashiir ayaa si rasmi ah isu casilay kaddib banaanbax shan habeen oo xiriir ah ka socday Iridda Madaxtooyada...

Dad Badan oo Ku Dhintay Dibadbaxyo Kasoo Cusboonaaday Dalka Sudaan

Ugu yaraan todoba qof oo dibadbaxayaal ah iyo hal sarkaal oo ka tirsan ciidamada amaanka ayaa ku nafwaayay halka in kabadanina ay ku dhaawacantay...

Yaa noqon doona ra’iisul-wasaaraha cusub ee Britain?

Xildhibaanada xisbiga conservativeka ee dalka ingiriiska ayaa maanta bilaabay in ay soo doortaan cidda bedeli doonta raysal wasaarihii xafiiiska banaysay ee Theresa may. Cidda loo...

Diyaarad ay Farsameyeen Dhalinyaro Reer Koonfur Africa ah oo Ka Degtay Qaahira.

Diyaaraddan oo ay sameeyeen koox dhaliyaro koonfur-afrikaan ah ayaa si nabdoon u caga dhigatay magaalada qaahira ee dalka masar, kadib socdaal ay kagasoo kicitintay...

Shiinaha ayaa caasimadiisa Beijin ka Mamnuucday Astaamaha diinta Islaamka.

Waxay qayb ka tahay dedaalada uu shiinuhu ugu jiro sidii uu hoos ugu dhigi lahaa aaminaada diinta islaamka. Maammulka magaalada beijin ee caasimadda dalka shiinaha...

Hargeysa: Wargeyska Foore Oo Laga Qaaday Xayiraadii

Wargeyska Foore oo ka soo bixi jiray Magaaladda Hargeysa, hasayeeshee ay maxakamadda Gobolka Maroodi jeex xayiraad saartay ayaa saaka dib loo fasaxay. Xiyaaradan ay Maxakamadda...

UGANDA AIRLINES OO MUQDISHO KA DAGTAY 28-SANNO KA DIB

Diyaaraddii u horreeysay ee shirkadda duulimaadyada Uganda Airlines ayaa goor dhawayd soo caga-dhigatay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde.  Duulimaadkan ayaa billow u ah...