Somaliland oo ka Hadashay Dekedda Saylac ee ay dawladda Itoobiya danaynayso

Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid ayaa sheegay in magaalada Saylac ee ku taala xeebaha galbeedka Somaliland ay tahay degaan ka mid ah...

Madaxweynaha Ruushka oo Maraykanka ku eedeeyey inuu Qori Dable la Dhex Wareegayo Bariga Dhexe

Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa dawladda Maraykanka ku eedeeyey inay ku hawlan tahay sidii dhibaatooyin kala duwan looga abuuri lahaa Bariga Dhexe, kadib...

Maraykanka oo Weji-gabax Kala Kulmay Xubnaha Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo Shir ka Yeeshay...

ubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo shir albaabadu u xidhan yihiin shalay ka yeeshay dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo dagaalyahannada Ururka Xamaas ayaa...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa Ansixiyey Hindise Sharciyeedka Arrimaha Xajka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa fadhigoodii maanta ee ay ku yeesheen Magaaalda Muqdisho ayaa waxay ku ansixiyeen hinse-sharciyeedka Arrimaha Xajka iyo xeer-nidaamiyaha xuquuqda bukaanada...

Madaxweynaha Kenya oo Safiir Cusub u soo Magacaabay Somaliland

Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa digreeto uu shalay soo saaray waxa uu magacaabis iyo isku shaandhayn ballaadhan ku sameeyey Golaha Xukuumaddiisa, iyadoo wareegtadan...

Dawladda Turkey oo xidhay in ka badan 1000 kadib weerarkii argagaxiso

Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Turkiga Ali Yerlikaya ayaa sheegay in hawlgalo ay sameeyeen hay’adaha kala duwan ee ammaanka ee dalkiisu ay ku soo xidhxidheen...

Qarax Khasaare Gaystay oo maanta ka dhacay dalka Turkiga

Qarax xoogan ayaa maanta ka dhacay barxadda hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha dalka Turkiga, kaas oo sababay inay ku dhaawacmaan laba sarkaal oo ka...

Maxaa lagaga wadahadlay shirkii Guddida Fulinta iyo Xoghayayaasha Xisbiga WADDANI?

Guddida Fulinta iyo Xoghayayaasha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa maanta ka qabsoomay xarunta xisbigaasi ee magaalada Hargeysa, kaas oo lagaga wadahadlay arrimo kala...

Madaxweynaha Iran oo sheegay Xoraynta Qudus ay ka Muhiimsan Tahay Xidhiidhka Israa’iil

Madaxweynaha dalka Iran Ebrahim Raeisi ayaa ka soo horjeedsaday qorshayaasha ay dawladaha Carabta iyo Islaamka ahi ku doonayaan inay xidhiidho diblomaasiyadeed kula samaystaan Israa’iil...

Musharaxa Xisbiga WADDANI oo ka hadlay Ansixinta Wax-ka-beddelka Xeerarka Doorashooyinka

Musharaxa Jagada Madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay Golaha Wakiilladu maanta ku ansixiyeen wax-ka-beddelka...

Xukuumadda Somaliland oo Amar Culus ka soo saaray shaqaaqooyinka Degaanka Ceel-afweyn

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxay kaga hadashay shaqaaqooyinka ka taagan degaannada Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag, iyadoo Xukuumaddu sheegtay...

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Joojisay Amar ka soo baxay Badhasaabka Togdheer

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Khaalid Jaamac Qodax ayaa qoraal uu shalay soo saaray waxa uu ku joojiyey amar ka soo baxay Badhasaabka Gobolka Togdheer...

Dawladda Qatar oo dedaalo nabadeed ka wada dalalka Maraykanka iyo Iran

Dawladda Qatar ayaa la sheegay inay shirarka guud ee Qaramada Midoobay ee ka socda magaalada New York ee dalkaasi Maraykanka ay ka barbar wado...

Danaha Maraykanku ka Leeyahay Xidhiidh Diblomaasiyadeed oo dhexmara Sucuudiga iyo Israa’iil

Bilihii la soo dhaafay ee sannadkan 2023, waxa si xoogan isku soo tarayey wada-xaajoodyada ay dawladda Maraykanku dabada ka riixayso ee khuseeya sidii heshiis...

Qodobbada Ka Soo baxay Fadhigii Maanta ee Golaha Wasiirrada Somaliland

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland ee maanta ka qabsoomay xarunta Madaxtooyada ayaa lagaga hadlay arrimo kala duwan oo la xidhiidha xaaladaha dalka. Sidaana waxa lagu sheegay...

Xukuumadda Soomaaliya ayaa daah-furtay Mashruuca ka soo Kabashada Xasaradaha ka dhaca Soomaaliya

Ku-simaha Ra’iisal-wsaraha, ahna Ra’iisal-wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Md. Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay mashruuca ka soo kabashada xasaradaha Soomaaliya, kaas oo wax wayn...

Guddi-hoosaad ka Tirsan Golaha Wakiillada oo Kulan la Qaatay Hay’adda Laan-qayrta Cas

Gudidda Garsoorka, Caddaalada, Shuruucda iyo Xuquuqda Aadamaha Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta Kulan la yeeshay Madaxda sare oo ka socday Ha’ayadda Bisha Cas...

Midawga Yurub iyo Dawladda Itoobiya oo Isla Qaatay inay sii Xoojiyaan Iskaashiga ka dhexeeya

Ururka Midawga Yurub ayaa sheegay inay ka go’an tahay, isla markaana ku han-weyn yihiin inay sii xoojiyaan xidhiidhka diblomaasiyadeed ee ay la leeyihiin dalka...

Madaxweyne Biixi oo Wareegto ku soo Saaray Xubnaha Cusub ee Komishanka Xuquuqal-insaanka Qaranka

Madaxwaynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu maanta soo saaray waxa uu ku magacaabay xubnaha cusub ee Komishanka Xuquuqal-insaanka Qaranka Somaliland, kadib...

Diyaarado Daroon ah oo Hadiyad ahaan loo Siiyey Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya

Hoggaamiyaha dalka Waqooyiga Kuuriya Kim Jogn Un iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa hadiyad ahaan loo siiyey diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan daroonta...