Iran oo hubkii ugu badnaa ku daabulaysa xadka ay la wadaagto Azerbijaan

Iran ayaa hub iyo ciidamo kala duwan gaysay xadka ay la wadaagto dalka Azerbijaan, kadib markii Azerbijaan ay xidhiidh la samaysay Israel. Xukuumadda Tehran waxay...

Qaramada Midoobay oo ka hadashay saraakiisheeda ay Itoobiya caydhisay

Qaramada Midoobay ayaa si kulul uga hadashay qaar ka mid ah saraakiisheeda oo ay caydhisay dawladda Itoobiya kadib eedaymo ay u jeedisay. Xoghayaha Guud ee...

Ahlu Sunna iyo ciidamada dawladda oo dagaalamaya

Ciidamo ka kala tirsan Ahlu Sunna iyo maamulka Galmudug ayaa ku dagaalamay deegaano hoos taga gobolka Galgaduud ee badhtamaha Soomaaliya. Deegaanka Bohol ayaa lagasoo sheegayaa...

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Israel oo Baxrayn ka degay

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Israel wuxuu ka degay magaalada Manama ee caasimadda dalka yar ee Baxrayn, halkaas oo ay uga bilaabantay booqasho rasmi ahi. Yair...

In ka badan 100 maxbuus oo lagu dilay dagaalka budhcada ee xabsiga Ecuador

Dhimashada ayaa kor u dhaaftay 116 qof kadib markii ay gacanta iskula tageen kooxo gangs ama budhcad ah oo iskasoo hor jeeday xabsigana ku...

Xisbiga Waddani oo ka hadlay dhaawacii xildhibaan Guruuje

Xisbiga ugu wayn mucaaradka Somaliland ee Waddani ayaa ka hadlay dhaawacii maalintii shalay ahayd magaalada Hargeysa loogu gaystay xildhibaan ka mid ah Golaha Wakiilada...

Deegaanka Soomaalida oo looga dareeray Doorashada Baarlamanka

Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya waxa looga dareeray Doorashada Baarlamanka iyadoo murashaxiin kala duwani ay ku tartamayaan. Magaalada Wajaale ee xadka u dhexeeya Somaliland iyo...

Maxaad ka ogtahay shanta kursi ee “Somaliland” ee maanta Muqdisho lagu dooranayo

Shan ka mid ah kuraasta loogu talo galay deegaanada Somaliland ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu dooranayaa gudaha teendhada Afisyooni ee madaarka Muqdisho. Shanta kursi...

Maxay yihiin talooyinka uu diiday Joe Biden ee imika la ogaaday

Madaxweynaha Maraykanka ayaa la sheegay in uu iska dhego tiray ama diiday talooyin ay siiyeen jeneraalada ugu sareeya ciidamadiisa. Jeneraal Mark Milley iyo Jeneraal Frank...

Axmed Madoobe oo si dadban u taageeray raysalwasaare Rooble

Madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa taageero u muujiyay raysalwasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, mar uu ka hadlayay kulan lagu qabtay magaalada Kismaayo. Axmed Madoobe ayaa sheegay...

6 kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ee Somaliland oo la dooranayo

Maanta waxa Muqdisho lagu dooranayaa 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare er Somaliland ee dawladda federaalka Soomaaliya, iyadoo 5-ta kalana la...

Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland oo Afisyooni ka bilaabantay

Doorashada Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi waxa loogu yeedho ayaa ka furmay magaalada Muqdisho gaar ahaan teendhada Afisyooni, halkaas oo ergeda iyo murashaxiinta lagu...

Nidaamka dhaqaale ee Afkaanistaan oo qarka u saaran burbur

Baananka waawayn ee Afkaanistaan waxay qarka u saaranyihiin in ay xidhmaan, iyagoo baaqyo kala duwan soo saaraya. Dhibaatada ugu wayn ee haysata ayaa ah in...

Faahfaahino kasoo baxaya qaraxii Kismaayo ka dhacay

Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubaland waxa ka dhacay qarax xoogan oo lala eegtay mid ka mid ah maqaaxiyaha lagu caweeyo ee ku taala xeebta...

Wararkii ugu danbeeyay ee doorashooyinka Jarmalka iyo cidda guulaysatay

Natiijada hordhaca ah ee doorashooyinka Jarmalka aya ala shaaciyay wakhti yar ka hor iyadoo xisbiyada mucaaradku ay heleen aqlabiyada codadka iyo kuraasta. Waxalaga adkaaday xisbiga...

Maxay ka wada hadleen Qoorqoor iyo Fahad Yaasiin oo xalay is arkay

Xalay waxa magaalada Muqdisho isku arkay madaxweynaha maamulka Galmudug iyo la taliyaha amniga ee Farmaajo, kuwaas oo ka wada hadlay arimo dhawr ah kana...

Itoobiya oo luuqad adag kula hadashay Beesha Caalamka

Itoobiya waxay Beesha Caalamka uga digtay in ay cuno qabatayn saaraan dalka, iyadoo mawqifkeeda dagaalka Tigray caddaysay. Rayslawasaare ku xigeenka Itoobiya ayaa ka hadlay Kulanka...

Angela Merkel oo 15-sanno kadib xafiiska banaynaysa

Angela Merkel, raysalwasaaraha Jarmalka, waxay banaynaysaa xafiiska ugu sarreeya ee looga arimiyo dalka ugu dhaqaalaha buuran Yurub ee Jarmalka. Axadda maanta ayaa Jarmalka looga dareeray...

Qiimaha maciishadda ee Somaliland oo kor usii socota

Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa maalmihii lasoo dhaafay laga dareemayay sare-u-kac ku yimi maciishada la quuto ee dadku ay isticmaalaan, sida raashinka iyo...

Qadar oo ka hadashay weerarkii is-qarxinta ahaa ee Muqdisho

Dawladda Qadar ayaa war kasoo saartay qaraxii shalay galinkii hore ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo si kulul u cambaaryasay qaraxa. War kasoo baxay Wasaaradda Arimaha...

Wararkii Ugu akhriska badnaa