Maraykenka oo Dib u eegis ku Samaynaya Ganacsiga ay Wadaagaan Turkiga iyo Hindia.

Dawladda Maraykenka ayaa ku dhawaqday in ay dib u eegis ku samaynayso ganacsiga ay la leedahay dalalka Turkiga iyo Hindia. Madaxwayne donald trump ayaa sheegay...

GUDDOMIYAHA BARLAMANKA SOMALIYA AYAA KULAN LA QAATEY MADAXWEYNAYAASHA KOONFUR GALBEED IYO HIRSHABELLE

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, ahna guddoomiye Ku xigeenka 1-aad ee Golahaasi, Cabdiweli Ibraahim Sheekh Muudey ayaa xalay kulan xasaasi ah...

“Sheekh Maxamed Idiris Waxaan U Sheegayaa In Aanay Kuwaasi (Xukuumadda SL) Aanay Nagu Matalin...

Hargaysa: (SAABTV)-  Xisbigga Mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa si kulul uga hadlay taalabaddii ay Xukuumadda Somaliland Dalka kaga saartay Daaciga caanka ah ee Sheekh Maxamed...

Ashraf Qaani oo mar kale madaxweyne noqonaya

Ashraf Qaani wuxuu u muuqdaa mid mar kale kusoo noqonaya hogaanka dalka Afkaanistaan. Wuxuu ahaa nin qoonyahan ah oo talada dalkan ku guulaystay sanadkii 2014kii. Ninkan...

Roobabka xagaaga oo bariga Asia tobanaan qof ku dilay

Roobab culus ayaa ka da’ay bariga iyo koonfurta qaaradda Asia, iyadoo wadamada Japan iyo Hindiya ay tobanaan qof ku dhinteen daadka iyo dabaylo meelaha...

Xukuumadda Somaliland ayaa xayiraddii ka qaadday muuq-baahiyaha Universal TV kadib markii uu bixiyay ganaax...

Xukuumadda Somaliland ayaa xayiraddii ka qaadday muuq-baahiyaha Universal TV kadib markii uu bixiyay ganaax la dul-dhigay lalana galay heshiis cusub. Wareegto uu ku saxeexan yahay...

Raysalwaasaaraha cusub ee Soomaaliya oo xilka la wareegaya

Raysalwasaaraha cusub ee dhawaan ay yeelatay Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta uu la wareego xilka, isagoo kala wareegaya ku-simaha raysalwasaaraha Mahdi Guuleed oo...

Gudoomiyaha Dekedaha Jabuuti Ayaa Ka Warbixiyay Safar Aw Ku Tagay Dalka Dibadiisa

https://www.youtube.com/watch?v=3Caw9EFKmIM

Lucas Tumbo oo mar kale Muqdisho ka degay

Danjiraha Kenya ee Soomaaliya ayaa gaadhay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya kadib markii xidhiidhka labada waddan uu soo noqday. Lucas Tumbo ayay Soomaaliya caydhisay...

Siyaasiyiin Ingririis ah oo Taageeray Xildhibaan Ilhaan Cumar.

Dhawr toban siyaasiyiin  Ingiriis ah oo ay ka mid yihiin  hogaamiyaha xisbiga Labour-ka Jeremy Corbyn  iyo duqa magaalada London Saadiq Khaan , ayaa  saxeexay...

Soomaaliya oo diyaar u ah in shidaalkeeda ay lasoo baxdo

Soomaaliya waxay isu diyaarinaysaa in ay lasoo baxdo shidaal laga helay afar ceel oo ku kala filiqsan gudaha waddanka. War kasoo baxay Wasaaradda Batroolka Soomaaliya...

Wararkii Ugu akhriska badnaa