Somaliland oo Shiinaha ka diidday inay xidhiidhka u jarto Taiwan, xilli uu Shiinuhu u...

Dawladda Somaliland ayaa ka diidday Shiinaha dalab uga yimi kaas oo ahaa inay xidhiidhka u jarto jasiirradda Taiwan. Warkani, oo lagu daabacay mareegta Raadiyaha caalamiga...

12-Ruux oo Ku Dhintay Toogasho Wadareed Ka Dhacday Xeebta Gobolka Virginia ee Dalka Maraykenka.

Ugu yaraan 12 qof ayaa lagu dilay halka dad intaa ka badanna lagu dhaawacay toogasho wadareed habeenimadii jimcaha ka dhacday xeebta koonfureed ee gobolka...

Soomaaliya oo shaacisay dhimashadii ugu badnayd ee Covid-19

Soomaaliya ayaa ku warantay in ay diwaan galisay tiradii ugu badnayd ee hal maalin u dhinta caabuqa Covid-19, sida lagu xusay war kasoo baxay...

Wasaaradda Amniga Somalia Oo Ka Hadashay Ciidan La Wareegay Xarunta Golaha Shacabka

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Somalia Iyo Taliska Booliska Oo Ka Hadlay Ciidamo La Wareegay Xarunta Golaha Shacabka Ayaa Sheegay In Ciidamo Booliis Ah Ay Xoojiyeen...

Madaxwaynaha Somaliland oo ka tacsiyeeyay wasiir xukuumaddiisa katirsan oo ay hooyadii geeryootay

Qoraal tacsi ah oo kasoo baxay xafiiska afhayeenka madaxtooyada Somaliland, oo soo gaadhay waaxda Online-ka ee Telefishanka Saab TV, ayaa u dhignaa sidan: ''TACSI MADAXWEYNE:...

Imaaraadka oo taageeray wadahadalada Qaramada Midoobay ee Yemen.

Sarkaal ka tirsan Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in dalkiisu uu taageeri doono hindisaha Qaramada Midoobay ee ku aadan wadahadallo cusub oo loo qaado nabadda...

Kuma ayuu ahaa Cali Mahdi Maxamed, madaxwaynihii Soomaaliya ee geeryooday?

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed, ayaa goordhawayd geeryooday sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen xubno kamid ah qoyskiisu. Cali Mahdi ayaa noqday madaxwaynaha Soomaaliya,...

Buuhoodle: Kulan Baroor Diiq Ah

https://www.youtube.com/watch?v=Hwci-6gSqS8

Maraykanka oo xusay weerarkii argagixiso ee ugu xumaa ee lala beegsado

Wuxuu ahaa weerarkii ugu waynaa ee argagixiso, ee lagu soo qaado ciidda Maraykanka, sida ay dawladda Maraykanku sheegtay, dad badan, oo kamid ah dadwaynaha...

Dawladda Somalia Oo Xaqiijisay In Imaraatka Uu Tababaro Ciidanka Somalia

Wasaaradda Gashaadhiga Somalia Ayaa Markii Ugu Horaysay Shaaca Ka Qaaday In Dawladda Imaraatka Carabta Ay Tababar Siyaan Ciidamo Ka Tirsan Ciiidamada Xooga Dalka Somalia. Wasiirka...

TIRADA DHIMASHADA AYAA SII KORDHAYSA WEERAR LAGU QAADAY XAFLAD AROOS DALKA AFGAANISTAAN.

Kaabuul:(SAABTV)- Ugu yaraan 63 qof ayaa geeryooday, kadib weerar is qarxin ah oo lagu qaaday xaflad aroos oo ka dhacaysay daanta galbeed ee caasimadda waddanka...

Coronavirus oo dunida kusii fidaya

Caabuqa dilaaga ah ee Coronavirus ayaa wali kusii fidaya qaybo badan oo dunida ah, iyadoo hadda tirada dhimashada ee meelaha ka baxsan Shiinuhu ay...

Jimcaha Oo Ay Naqon Doonto Maalinta Koowaad Ee Ciidda Fitriga

Maalinta Koowaad Ee Ciiddal Fitriga Ayaa Noqon Doona Jimcaha, Juun 15-Keeda, Waddamada Islaamka Intooda Badan Ka Dib Bishan Bisha Shawwal Oo La Arkay. Qadar, Imaraatka,...

“Madaxwaynuhu Wuxuu Iga Codsaday Inaan Is Casilo”Gudoomiye Jawaari

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Somalia Prof Maxamed Cismaan Jawaari Oo Shir Jaraa’Id Ku Qabtay Xafiiskiisa Ayaa Sheegay In Madaxweyne Farmaajo Uu Ku Guuldareystay In Uu...

Wararkii Ugu akhriska badnaa