Sucuudiga oo iibinaya saamiyo ka mid ah shirkadda Aramco

Sucuudiga ayaa markii ugu horaysay wuxuu iibinayaa saamiyo ka mid ah shirkadda ARAMCO ee saliidda taas oo ay iska leedahay dawladda Sucuudigu. 1% ayay boqortooyada...

Dhimashada Covid-19 ee Hindiya oo dhaaftay 200,000 oo qof

Hindiya waxay cagaha kula jirtaa mid ka mid ah mashaqooyinkii ugu xumaa abid ee soo mara dalkan, iyadoo walaacyo joogto ah lagasoo saarayo gudaha...

Qarax Muqdisho ka dhacay iyo khasaare uu sababay

Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya waxa ka dhacay qarax sababay khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac leh. Qaraxa ayaa lala eegtay irida xerada...

Degdeg: Raysal-wasaare Rooble oo sheegay inay diyaar u yihiin hirgelinta heshiiskii 17-kii Sep.

Qoraal ka soo baxay Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku saabsan xaaladda dalka Bismillaahi Markii aan tixgaliyay duruufaha Adag ee uu dalku...

Galmudug iyo Hir-shabeelle oo ku baaqay doorasho degdeg ah, iyagoo meesha ka saaray muddo...

Maamullada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa kasoo horjeestay muddo kordhintii loo sameeyay xukuumadda madaxwayne Farmaajo, waxaanay ku baaqeen doorasho degdeg ah. Waxay ku baaqeen in dib...

”Bulshada in lagu dhex dagaallamo ayaa la diidayay” Wasiirka Amniga Soomaaliya oo ka hadlay...

Wasiirka amniga XFS, ayaa sheegay inay magaalada kusoo badanayaan dad leh dhaqan mooryaaneed leh, kuwaas oo uu sheegay in guryaha jabsanayaan dadkana laynayaan, sida...

Maxaa kiciyay xiisadda u dhaxaysa Turkiga iyo Maraykanka

Wadamada Maraykanka iyo Turkiga ayaa ku mruansan dagaalo ay hore u gashay dawladdii Cusmaaniyiinta ee fadhigeedu ahaa dalka Turkiga kana arimin jirtay in badan...

Hindiya oo xaaladeedu ay faraha kasii baxayso

Xaaladda ayaa faraha kasii baxaysa iyadoo shacabka Hindiya ay oxygyn la’aan u dhimanayaan kadib caabuqa Covid-19 oo halis galinaya dalkan ay ku noolyihiin 1.3...

Rabshado kasoo cusboonaaday Qudus

Waa rabshadihii ugu ballaadhnaa ee muddo bilo ah ka daca magaalada Qudus oo Israel ay xoog ku haysato, iyadoo mashaqo badan lagasoo sheegayo gudaha. Falastiiniyiinta...

Shiinaha iyo Australia oo xiisadi ka dhex qaraxday

Xiisad cusub ayaa soo kala dhex gashay wadamada Shiinaha iyo Australia kadib markii dawladda Australia ay sheegtay in ay ka baxday heshiisyo hore ula...

Puntland “oo tallaabo qaadaysa hadii wada hadalka dib loo bilaabi waayo”

Dawlad-goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa mawqi cad kasoo saaray muddo-kordhinta loo sameeyay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo xukuumaddiisa, iyo guud ahaan aaladda siyaasadda iyo...

Askarigii dilay George Floyd oo lagu helay danbi dil ah

Waa xukun muddo la sugayay oo ay soo dhaweeyeen shacabka madaw ee Ameerika oo bilo u dibad baxayay geerida George Floyd, ninkii madawga ahaa...

Golaha Ammaanka oo war kasoo saaray Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale shir ka yeeshay xaaladda qasan ee ka taagan siyaasadda dalka Soomaaliya oo ka dhalatay doorashada lagu...

Itoobiya oo digniin u dirtay cid kasta oo carqaladaysa biyo xidheenkeeda golaha ammaankana u...

Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Itoobiya ayaa qoraal ay soo gelisay barteed bulshada ee Facebook ku sheegtay, inay u gudbisay golaha ammaanka qaramada midoobay mawqifkeeda...

Soomaaliya iyo Kongo oo siyaabo kala duwan uga hadlay kulankii madaxwayneyaasha ee maanta.

Madaxtooyada dalka Jamhuuriyadda Dimuquraadiga Kongo ayaa ku warrantay in madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, uu ka dalbaday madaxwaynaha dalkaasi Kongo Félix-Antoine Tshisekedi, inuu fududeeyo...

Shiinaha iyo Maraykanka oo is-af-garad ka gaadhay cimilada

Shiinaha iyo Maraykanka ayaa markii ugu horaysay waxay si wada jir ah iskula qaateen in ay ka wada shaqeeyaan arimaha cimilada. Washington iyo Beijing oo...

Hogaamiyaha mucaaridka Ruushka oo dhimasho qarka u saaran

Alaxey Navalny waxa laga digayaa in uu ku dhex geeriyoodo xabsiga kadib muddo uu u xidhnaa dawladda Ruushka. Hogaamiyaha mucaaridka ee dalka Ruushka ayay dhakhaatiirtu...

Shirkii Madaxwayne Farmaajo iyo danjireyaasha beesha caalamka ee Soomaaliya oo dhammaaday.

Wada hadalkii u dhexeeyay madaxwaynaha muddadiisii dhammaatay ee Soomaaliya iyo danjireyaasha fadhigoodu yahay Soomaaliya, kaas oo maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya,...

Eritrea: Dawladda ayaa qiratay in ciidankeedu ay ku sugan yihiin gobolka Tigrey ee waqooyiga...

Dawladda Eritrea ayaa qiratay in ciidankeedu uu ku sugan yahay gobolka Tigrey ee dalkaasi, arrintani ayaa kusoo beegmaysa markii madaxa gargaarka qaramada midoobay uu...

Golaha Ammaanka oo mar kale ka shiraya dagaalka Tigrayga

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka shiraya xaaladda gobolka Tigryga ee dalka Itoobiya iyo tacadiayda tirada badan ee gobolka lagasoo sheegayo kuwaas...

Wararkii Ugu akhriska badnaa