AlShabab oo sarkaal laga dilay soo bandhigtay

Ururka alShabab ee dagaalka hubaysan kula jira dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay soo bandhigay sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda kaas oo...

Maxaad ka ogtahay sawirka lagu kala iibsaday $1 Million

Ku dhawaad $1 Million ayaa la kala siistay sawir-gacmeed laga sawiray feedhyahankii caanka ahaa ee Maxamed Cali. Waxay ahaayeen 26 sawir oo si xidhmo ah...

Donald Trump Oo Ku Dhawaaqay In Maraykanka Laga Saarayo Heshiis Nuclearka Iran

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump Ayaa Goor Dhawayd Ku Dhawaaqay In Mareykanku Si Xeeladaysan Uga Baxayo Heshiiska Nukliyarka Iran, Isaga Oo Ka Soo Horjeestay Dadaalo...

Nin Dhallinyaro ah oo haasaawe la waday 30 dumar ah, kuwaas oo uu si...

Nin dhallinyaro ah oo u dhashay dalka Kuwait ayaa xabsiga la dhigay  kadib markii uu si been-abuur ah ula haasaaway 30 haween ah, isagoo...

Boqollaal kamid ah Haramcad, booliska sida gaarka ah u tababaran ee Soomaaliya, ayaa diyaarad...

Haramcad, booliska sida gaarka ah u tababaran, ayaa diyaarad laga saaray magaalada Dhuusamareeb, kadib markii ay madaxda Puntland iyo Jubbaland dalbadeen in laga saaro...

Nin Si Mag-Dhaw Loo Siiyay 1.5-Milyan Ka Dib Markii Muddo 45 Sanno Ah Uu...

73  Jir u dhashay Dalka Maraykanka,ayaa kasoo laacay 45 Sanno oo xabsi ah,ka dib markii si khaldan Xabsiga loo dhigay sannadkii 1972-kii,iyada oo Xiligaas...

Jowhar: Ciidanka ammaanka oo albaabada u laabay idaacad halkaa ka hawlgasha

Laamaha amaanka magaalada Jowhar, ayaa gebi ahaanba albaabada iskugu dhuftay idaacada City Fm oo ka mid ah warbaahinta madaxa banaan ee ka howlgalo magaalada...

Cumar alBashiir oo danbiyo dagaal lagusoo oogayo

Cumar alBashiir wuxuu qarka u saaranyahay in uu wajaho dacwado uu sanado badan ka ordayay. Hogaamiyahan awooda badnaa oo Sudan u talinayay intii u...

Khasaaraha Ciidamada Israa’iil ka soo gaadhay dagaalka ay ku Qaadeen Qaza

Ciidamada Israa’iil ayaa khasaare xoogan kala kulmay dagaalka culus ee 24-kii saacadood ee ugu dambeeyey ka socday gudaha Marinka Qaza, iyadoo Israa’iil ay sheegayso...

Xisbiga Kulmiye oo sheegay mawqifkiisa go’aanka Maxkamadda Sare

Xisbiga Kulmiye ee haya talada Somaliland ayaa ka hadlay mawqifkeeda ku aadan go'aanka Maxkamadda Sare ee Somaliland, kaas oo ay hore usoo dhaweeyen xisbiyada...

Golaha Ammaanka oo war kasoo saaray Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale shir ka yeeshay xaaladda qasan ee ka taagan siyaasadda dalka Soomaaliya oo ka dhalatay doorashada lagu...

Warbixintii ugu dambaysay xanuunka Coronavirus adduunyada oo dhan.

Warbixinihii ugu dambeeyay xannuunka Coronavirus adduunka oo dhan ayaa sheegay in tirada dadka uu ku dhacay xanuunku ay kor u dhaaftay 4.8 Milyan oo...

Coronovirus oo dhaqaalaha dunida khatar ku noqonaya

Khubarada dhaqaalaha dunida ayaa ka digaya in xanuunka Cornovirus uu hoos u dhac wayn ku sababi kari guud ahaan dhaqaalaha dunida, maadaama uu waddanka...

Ruushka Ayaa Eriyay 60 Diblomaasi Oo U Dhashay Wadanka Maraykanka

Dawladda Ruushka Ayaa Waddankeeda Ka Eriday 60 Diblumaasi.U Dhashay Dalka Maraykanka, Taasi Oo Jawaab U Ah, Ka Dib Markii Maraykanku Dalkiisa Ka Caydhiyay 60...

Hormuud Telecom oo noqotay shirkaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed oo la siiyo shahaadada caalamiga...

Maamulka sare ee shirkadda isgaarsiinta Hormuud wuxuu ku faraxsan yahay inuu la wadaago macaamiisha, saamilleyda iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed in Shirkadda Hormuud ay...

Maamulka Madaxwayne Biden oo Gargaar Militari ka xayiraya Masar.

Wararka ka imanaya dalka Maraykanka ayaa sheegaya in maamulka madaxwayne Biden uu gargaar Militari kaasi oo dhan $130 Milyan, ka xayirayo dalka Masar, kadib...

Somaliland Oo Puntland Ku Eedaysay In ay ka Baxday Go’aan Beesha Caalamku Kasoo saartay...

Xildhibaanadda Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Ka Hadlayey Xaaladda Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool Iyo Dagaalka Ka Taagan aagaas Ayaa Maamulka Puntland Ku Edeeyay...

Maraykanka oo baadhaya halka uu kasoo bilaabmay Covid-19

Maraykanku wuxuu rabaa in uu ogaado meesha saxda ee uu ka yimi fayraska Covid-19, sida uu usoo bilaabmay iyo in ay jiraan ujeedooyin kale. Waa...

Somalia Oo La Wareegtay Ciidamadii Uu Imaaraadku Tababarayay

Dowladda Somalia Ayaa Maanta La Wareegtay Dugsigii Tababarka Jen Gordan Oo Ay Hore U Maamulayeen Saraakiishii Imaaraadka Ee Tababarka Siinayay Ciidamada Soomaaliya. Saraakiisha Ciidamada Xoogga...

Maraykenka oo ka Digay awoodda Milateri ee Shiinaha.

Dawladda shiinaha ayaa wada qorshayaal ay ku samaysanayso hub casri ah, sida lagu sheegay baadhitaan ay samaysay waaxda difaaca maraykanka ee pentagonka loo yaqaano. Warbixinta...