Aqalka Cad oo beeniyay eedeymaha Trump loo soo jeediyay

Afhayeen u hadashay aqalka cad ayaa diidday inay sheegto goorta uu madaxweynuhu ogaa lacago Mr Cohen uu laba qof oo dumar ah siiyey, intii...

Madaxii hore ee sirdoonka Itoobiya ayaa Lagu edeeyay Danbiyo Ka dhana Xuquuqda aadanaha

madaxii ugu sareeyay hay’adda sirdoonka Itoobiya Getachew Assefa , ayaa amar lagu bixiyay in la soo xidho isaga oo ku eedeysan in uu galay...

Madaxwayne Trump Oo Ka Xumaaday Dambiga Lagu Helay Manafort

Madaxweynaha Maraykanka D. Trump Ayaa Ka Niyad Xun Dambi Lagu Helay Madaxii Hore Ee Ololihiisii Doorashada, Paul Manafort, Kaas Oo La Kulmi Kara Xadhig...

Indonesia :Dhulgariir Xoogan oo mar kale ku dhuftay Jasiirada Lombok.

Jasiiradda Lombok ee dalka Indonesia waxaa mar kale ku dhuftay dhulgariir xoogan,kadib laba todobaad oo halkaasi ay ku dhinteen in ka badan 460-ruux. Dhulgariirka maanta...

in kabadan Laba Milyan Oo Muslimiinta ah ayaa maanta bilaabaya acmaasha Xajka

Tirada muslimiinta caalamka ka timid ee ku sugan magaalada barakaysan ee Maka ayaa lagu qiyaasay 2 milyan oo qof si ay u gutaan waajibaadka...

Xogheyihii Hore QM Kofi Anaan oo geeriyooday Maanta

Xog-hayihii hore ee Qaramada oo ku guuleystay mar abaal-marin Nobel Peace Prize ayaa ku geeriyooday da’da 80 sano Sabtidii maanta. Annan ayaa noqonaya qofkii ugu...

Angela Merkel iyo Putin oo wadahadal ku leh Germany

Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin iyo Ra’iisal wasaaraha dalka Germalka Angela Merkel ayaa manta lagu wadaa in ay  kulmaan oo ay ka wadahadlaan xidhiidhka...

Imran Khan Ayaa Loo  dhaariyay ra’iisal wasaaraha Pakistan

Imran Khan ayaa loo dhaariyey inuu noqdo ra'iisal wasaaraha cusub ee dalka Pakistan, kadib markii uu Ku guulaystay doorashadii bishii hore ka dhacday Dalkaasi. Madaxweynaha...

Dhaqtarkii gaarka ahaa ee Boqoradda Ingiriiska oo geeriyooday

Waxaa Cispitalka Magaalada London ku geeriyooday Dhaqtarkii gaarka ahaa ee Boqoradda Dalka Ingiriiska “Queen Elizabeth II”, markii Arbacadii Todobaadkan uu galay shil Baaskiil, sida...

Jabuuti Oo ka hadashay Xidhiidhka Somalia Kala Dhexeeya

Wasiirka arrimaha dibedda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa boggiisa Twitter-ka soo dhigay qoraal kooban oo uu kaga hadlayo xidhiidhka labada dowladood Jabuuti iyo Soomaaliya. Wasiirka...

Madaxweynaha Somalia oo gaadhay dalka Jabuuti

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ka degay  magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo wafdiga uu horkacayo oo saaka ka...

Waddanka Qatar Oo 15 Bilyan ugu deeqay Turkiga

Amiirka dalka Qatar ayaa sheegay in ay bar bar taagan yihiin sida uu hadalka u dhigay walaalahooda Turkiga, isaga oo ku dhawaaqay maalgashi dhan...

Erdogan oo sheegay in Mareykanku dhabarka ka toogtay

Talaabooyin lagu doonayay in lagu qaboojiyo qalalaasaha dhaqaalaha ee Turkiga ayaa lagu soo waramayaa in uu guul daraystay iyada oo suuqyada ay aad u...

Messi oo noqday kabtanka Barcelona

Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in Lionel Messi uu noqday kabtanka cusub ee kooxda, kadib marki uu naadiga ka tagay kabtanki hore Andres Iniesta. Bayaan...

Bannaanbaxyo Iska-soo hor-jeeda oo ka Dhacay Caasimadda Mareykanka

Magaalada Washington, ee caasimadda dalka Maraykanka waxaa shalay ka dhacay bannaanbax ay soo qaban-qaabiyeen kooxaha midigta fog ee ajaanibka neceb, iyaga oo sheegay in...

Fadeexad Ku Habsatay Xafiiska WHO Ee Ethopia

Fadeexad Xoogan Ayaa Ka Dhalatay Qoraal Lagusoo Qoray Bogga Twiterka Ee Hay'adda Caafimaadka Adduunka WHO Gaar Ahaan Xafiiskeeda Ethopia, Kaas Oo Lagu Aflagaadeeyay, Qof...

Horyaalka Premier League Ee 2018/2019: iyo Magacyada ku soo biiray

Horyaalka Ingiriiska ee Premier League ayaa furmaya, ka dib markii uu furnaa suuqa kala iibsiga cayaartoyda ee xilliga xagaaga. Inkastoo aysan jirin tiro aad u...

Qaramada Midoobay oo dalbaday baadhitaan Dheeriya Lagu Sameeyo duqeyntii carruurta Yaman

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dalbaday in baadhitaan madax bannaan lagu sameeyo duqayntii diyaaradaha dagaalka ee xulufada Sucuudigu ku dileen carruurta badan ee...

Imaaraadka oo Maal Galinaya dhuun shidaal oo isku xidha Itooiya iyo Eritrea

Dowladda Imaaraadka  Ayaa Shaacisay In ay maal Galin ku Samayn Doonto dhismaha dhuumo shidaalka qaada oo isku xidhi doona magaalada Addis Ababa ee dalka...

Kalinic oo ku biiray Atletico Madrid

Kooxda Atletico Madrid ayaa lasoo wareegtay weeraryahanka kooxda AC Milan Nikola Kalinic iyo xulka Croatia Nikola Calinic. Kalinic oo ah 30 jir ayaa saxiixay heshiis...