6-da November oo dalka Maraykana looga dareerayo doorashada Wakhtiga Dhexe

Maalinta Salaasada, 6 November 2018, Dadweynaha reer Maraykan waxay u dareeri doonan Goobaha Codbixinta si ay uga qayb galaan doorashada wakhtiga dhexe (Mid-term) ee...

Hoyaamiyaasha Masar iyo Falastiin oo ku kulmaya Magaalo Xeebeedda Sharm El Sheikh ee dalka Dalka...

Madaxweynaha Dalka Masar, Cabdul-Fattah al-Sisi iyo dhiggiisa Falastiin, Mahamoud Abbas ayaa lagu wadaa inay ku kulmaan Berrito Magaalada Sharm El Sheikh ee Dalka Masar,...

60,000 Oo Muhaajiriin Iyo Barakacayaal Iskugu Jira ayaa la sheegay in ay Dhinteen Tan...

In Ku Dhaw 60,000 Oo Muhaajiriin Iyo Barakacayaal Iskugu Jira Ayaa Dhintay Ama La'Waayay Tan Iyo Sanadkii 2014-Ka Sida Lagu Sheegay Baadhitaan Ay Samaysay...

Boko Xaram oo 15 qof ku dishay Nigeria

Mintidiin la tuhunsan yahay inay xubno ka yihiin kooxda Boko Xaram, ayaa xalay 15 qof ku dilay weerar ay ku qaadeen xaafado ku yaalla...

Afghanistan: Mas’uuliyiin ku dhintay diyaarad milatari oo soo dhacday

Diyaarad milatari oo sidday saraakiil sare ayaa ku dhacday gobolka galbeedka dalka Afghanistan ku yaalla ee Farah, halkaasi oo ay ku dhinteen 25 qof...

Garoonka Diyaaradaha ee ugu Wayn Caalamka oo Laga Hirgaliyey Dalka Turkiga

Madaxweynaha Dalka Turkiga Rejeb Tayib Erdogan Ayaa Si Rasmi Ah U Furay Garoon Cusub Oo Diyaaradeed Kaas oo Laga Hirgaliyay Duleedka Magaalada Istanbuul. Garoonkan Oo...

Maraykenka Ayaa 5,200 Askari u diraya Xadka uu la Wadaago Mexico

Dawladda Maraykanka Ayaa Maalintii Isniinta Sheegtay in ay 5.200 Askari u Daad-Guraynayso Xadka ay La Leedahay Dalka Mexico, Iyadoo Qulqulka Muhaajiriinta uu Kor usii...

Hoggaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel oo xilka ka degeysa

Hoggaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel ayaa galabta ku dhawaaqday in ay ka degi doonto xilka marka la gaadho sannadka 2021, kaddib marki uu xisbigeeda ku...

Weerar Dad Badani ku dhinteen oo ka dhacay Dalka Maraykenka.

Nin Ayaa Rasaas Ku Furay Dad Ku Cibaadaysanayay Macbad Yuhuudu Leeday Oo Ku Yaala Dalka Maraykanka, Wuxuuna Halkaasi Ku Dilay 11 Qof Weerar Lagu...

Liverpool oo Ciyaartii Xalay Garaacday Kooxda Red Star Belgrade

Kooxda Liverpool ayaa xalay 4-0 ku garaacday kooxda Red Star Belgrade. Laba ka mid ah goolasha waxaa dhaliyay Mohamed Salah oo hadda noqday laacibkii...

Trump oo ciidamo milatari ah u diraya xuduudda Mexico

iyada oo muhaajiriinta ka yimid dalalka badhtamaha Amerika ay kusoo qulqulayaan xuduudda waqooyi ee Mexico, ayaa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxa uu rajadooda ah...

Xeer Ilaalinta Sacuudiga: Dilka Jamal Khashoggi Wuxuu ahaa Mid Kutala Gal ah.

Xeer Ilaalinta Sucuudiga Ayaa Sheegtay In Dilkii Wariye Jamal Khaashuggi uu Ahaa Ku-Talo-Gal Sida ay Ku Warameen Wakaaladaha Wararka Ee Reuters Iyo AFP Oo...

Suxufi u dhashay dalka Japan oo 3-sanno kadib laga sii daayey Xabsi ku yaala...

Suxufi madax bannaan oo 3-sano ka hor lagu qabtay gudaha dalka Suuriya ee ay ka socdaan dagaalo ,ayaa la sii daayey ,isagoo gaadhay dalka...

Erdogan: Dilka Jamal Khashoggi Kuma koobna oo kaliya shakhsiyaadka loo xidhay

Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa Cadeeyay in ay jiraan Cadaymo muujinaya in dilka suxufi Jamal Khashoggi uu ahaa mid qorsheysan, islamarkaana loo fuliyey...

Kaaliyaha Boqorka Sacuudiga oo Khadka Skype-ka, Ka Hagaayey Dilka Jamal Khashoggi.

Sida Laga Soo Xigtay ilo Sirdoon Ah, Sacad al-Qahtani, oo ah kaaliyaha ugu sareeya Boqorka Sacuudiga, ayaa ka danbeeyay dilka Saxafi Jamaal Khashoggi, Xilli...

Sacuudi Carabia: dilka Khashoggi Wuxuu ahaa ‘qalad weyn’

Wasiirka Arimaha Dibadda Ee Boqortooyadda Sacuudi Carabia Cadel Al-Jubeir Ayaa U Sheegay Telefishanka Fox News, in ay Qalad Wayn Ahayd Dilka Qoraagii u Dhashay...

Maxay Salka Ku Haysaa Mucaaridadda uu Lasoo Baxay Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Inta Badan Lagu yaqaanay In uu Tageero u Muujiyo Xukuumadda Hadba Ka Jirta...

Madaxwayne Trump ayaa Sheegay In Maraykanku Soo Afjari Doono Heshiiski Nuclear Ee Ruushka.

Madaxweynaha Maraykenka Donald Trump Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Maraykanku Uu Ka Baxayo Heshiiskii Dhex Maray Midawga-Dhexe Ee Heshiiska Nukliyarka Ruushka, Kaas Oo Muddo...

Sidee Looga Fal Celiyey Qiraalkii Sacuudiga ee dilka Wariye Jamaal Khashoggi.

Ka dib markii laba todobaad oo diidmo ah, Sacuudi Carabiya ay Sabtidii Qiratay in saxafiga Jamal Khashoggi lagu dilay gudaha qunsuliyadda Turkiga ee Istanbul. Dawladdo...

Sacuudiga Oo Xaqiijiyey in uu Dhintay Wariye Jamal Khashoggi

Warbaahinta Boqortooyadda Sacuudi Carabia Ayaa Shaacisay In Uu Wariye Jamal Khashoggi Ku Geeriyooday Qunsuliyadda Sacuudi Carabia Ee Magaaladda Istanbul. Warbaahinta Sacuudiga Ayaa Shaacisay In Jamal...