Muuqaalka wejigeeda oo ay bedeshay ayaa lagu xidhay waxaana ku dhacay xanuunka Coronavirus iyada...

Fatemeh Khishvand oo dadku ku garan ogyahay Sahar Tabar ayaa mar keliya caan noqotay kadib markii ay sawirka wejigeeda oo si wayn is bedelay...

Midawga Yurub oo ansixiyay $859bn oo soo-kabasho ah

Midawga Yurub waxay isla qaateen qorshe ay kaga dabaashaan saamaynta xun ee xanuunka Covid-19 uu sababay, taas oo mid dhaqaale iyo mid bulshaba leh. Madaxda...

Ruushka Oo 23 Diblomaasiyiin Ingiriis Ah Ku Riday Maxkamad

Ruushka Ayaa Dib U Celin Doona 23 Diblomaasiyiin Ingiriis Ah Kaa Oo Kasoo Horjeesanaya Talababadii Boqortooyada Ingiriiska Hore Ay U Shaacisay In Diblomaasiyiin Ruush...

“Ma taageerayno muddo-kordhin iyo doorasho dhinac ah” Beesha Caalamka

Beesha Caalamka ayaa war cusub kasoo saartay xaaladda qaska siaasadeed ee ka taagan qabsoomidda doorashooyinka Soomaaliya. Qoraal ay si wada jira ugu saxeexan yihiin uru...

Dagaalka Yukrayn oo saameeyay ka-jawaabista abaarta Soomaaliya

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dagaalka ka socda dalka Yukrayn uu saamayn ku yeeshay in ay ka jaawaabaan hawlaha gargaarka ee hore ay u...

Donald Trump oo India ka dagaya saacadaha soo socda

Madaxweynaha waddanka Maraykanka ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu ka dego waddanka India, isagoo halkaas ku bookhan doona saddex magaalo oo ka...

8 qof ayaa geeryooday halka la aaminsan yahay in 25 qofi ay weli ku...

Wararka ka imanaya magaalada Mambaay ee dalka Hindiya ayaa sheegaya in uu burburay dhisme saddex dabaq ahaa oo ku yaallay meel u dhow halkaasi...

Madaxwayne Farmaajo oo qaab maqal iyo muuqaal ah uga qayb-qaatay shirka tallaalka adduunka, kaasi...

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa khudbad ka jeediyey Shirka Tallaalka Aduunka oo qaab fogaan arag ah ay u martigalisay dowladda ingiriiska, kaasi...

Dagaal xalay ka dhacay deegaanka Balcad ee Shabeelada Dhexe

Xalay waxa magaalada Balcad ee gobolka Shabeelada Dhexe ka dhacay iska-hor-imaad goos goos ah oo u dhexeeya ciidamada dawladda Soomaaliya. Ciidamada ilaalada bar ka mid...

“Soomaaliya waxay nagu casuuntay qodida shidaalkeeda” Erdogan

Madaxweynaha waddanka Turkiga ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay ka dalbatay dawladiisa in ay baadho shidaalka ku jira dalka Soomaaliya. Erdogan oo kasoo noqday shirka...

Xukuumadda Kiiniya, ayaa digniin iyo hanjabaad u dirtay Al-shabaab iyo cidda taageerta

Kiiniya, wasiirka arrimaha arrimaha gudaha Fred Matiang’I, ayaa waxaa uu digniin iyo hanjabaad u diray kooxda Al-shabaab iyo dad uu ku tilmaamay inay gabbaad...

Somaliland oo beenisay qodobo ku xusan heshiiskii ay Soomaaliya la gashay

Wasiirka arimaha dibadda ee xukuumadda Somaliland ayaa sheegay in qodobada qaar ku jira war-murtiyeed lagasoo saaray wada hadalkii Somaliland iyo Soomaaliya ay ku dhaceen...

The way to select the Right Data Room Vendors

Data is definitely the new cash for business and can be leveraged to facilitate proper decision-making, mergers and purchases, and everyday operations. However...

Sweden oo mar kale raysalwasaare yeelatay muddo todobaad ah

Raysalwasaarihii is casishay ee dalka Sweden ayaa mar kale loo cimaamaday in ay hogaamiso Swden, mid ka mid ah wadamada ugu hodansan dunida. Magdalena Andersson...

25,000 oo geel ah oo Puntland laga dhoofiyay

Dekedda magaalo xeebeedka Boosaaso ee maamulka Puntland waxa xalay laga dhoofiyay illaa 25,000 oo neef oo geel ah, kuwaas oo ku wajahan qaar ka...

Iran oo gantaalo ku weerartay markab dagaal oo Maraykanku leeyahay

Iran waxay weeraro handadaad ah ku qaaday mid ka mid ah maraakiibta dagaalka Maraykanka oo marayay gacanka ay jaarka la tahay ee Hormuz. Markabka maraykanka...

Qalalaasaha xadka Pelarus iyo Poland oo cirka isku shareeray

Xaaladda xadka u dhexeeya wadamada Poland iyo Pelarus ayaa sii xumaanaysa iyadoo Poland ku adkaysanaysa in aanay muhaajiriinta xadka dhoobani soo gelin dalkeeda. Dadka muhaajiriinta...

Xeer ilaalinta Maraykanka ayaa dacwad kusoo oogtay masuul sare oo ka tirsan shirkadda Huawei

Xeer ilaalinta dalka maraykanka ayaa dacwado dhawr ah kusoo oogtay madaxa dhaqaalaha ee shirkadda Hawei oo ah tan ugu wayn ee ka hawlgasha dalka...

Imaaraadka Oo Hakiyay Taakulayn Uu Siin Jiray Cisbitaal Ku Yaala Muqdisho

Imaaraadka Carabta Ayaa Joojiyay Taakulayn Uu Siin jiray Cusbitaalka Sheekh Sayed Oo Ku Yaalla Caasimadda Soomaaliya,Ee Muqdisho, Iyada Oo Ay Sii Kordhayaan Xiisadaha Labada...

Maraykanka oo diiday in diyaarado dagaal loo diro Yukrayn

Wadamada Maraykanka iyo Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen shidaalka laga keeni jiray dalka Ruushka ee wadamadooda iman jiray, si xukuumadda Moscow loogu...