Jarmalka oo mamnuucay in ay dalkaas galaan dadka aan is-tallaalin

Dawladda Jarmalka ayaa joojisay in ay dalkaas galaan dadka aan qaadan tallaalka fayraska halista ah ee Covid-19, kaas oo imika mar kale ku fidaya...

Soomaaliya: Guddoonka baarlamaanka oo sheegay in raysal-wasaaraha Soomaaliya Khayre kalsoonida lagala laabtay.

Wararka Saab TV kasoo gaadhaya magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya, mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan uu sheegay in maanta baarlamaanka...

Hogaamiyaha mucaaridka Ruushka oo la sumeeyay

Alexei Navalny, hogaamiyaha mucaaridka dalka Ruushka ayaa ku jira xaalad miyir-doorsoon ah kadib sun la sheegay in la siiyay ninkan oo aad u dhaliila...

Somaliland oo dhammaan xuduudaheeda xidhaysa berri laga bilaabo

Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ay xidhayso dhamaan xuduudaha lagasoo galo dalka oo dhan, sida ay sheegeen gudida ka-hortaga caabuqa Covid-19. Somaliland ayaa rabta...

Masuuliyiin Ku Dhintay Diyaarad Ciidan Kusoo Dhacday Dalka Suudan

Diyaarad nooca helikabtarta ah ayaa ku burburtay bariga dalka sudan, halkaas oo uu ku dhintay badhasaabkii gobolka ay kusoo dhacday, iyo afar  masuul oo...

Xaaf oo si adag u diiday dhismaha Galmudug

Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay in uu gebi ahaanba kasoo horjeedo dhismaha maamulka Galmudug oo degmeda Dhuusa Mareeb ka socda...

Waa kuma Fahad Yaasiin taliyaha awoodda badan ee sirdoonka Soomaaliya

Cabdiraxmaan Cabdshakuur Warsame, Hogaamiyaha xisbiga Wadajir, kana mid ah xubnaha mucaaradada ugu badan kala soo hor jeeda xukuumadda federaalka ayaa ka waramay taariikhda taliyaha...

Soomaaligii ugu horeeyay oo maayir ka noqonaya magaalo Maryakanka ah

Qofkii ugu horeeyay taariikhda abid ayaa noqday maayir hogaamin doonaa mid ka mid ah magaalooyinka dalka Maraykanka. Waa Deeqa Dhalac oo loo maalintii Isniintii si...

Sennedka Maraykanka oo ansixiyay danjiraha Maraykanka ee Soomaaliya

Sennedka Maraykanka ayaa meel mariyay danjiraha cusub ee Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya, kaas oo bishii April ee sanadkan la magacaabay. Larry André Jr. ayaa noqonaya...

Xogta aad uga baahantahay Shirweynaha Xisbiga Waddani

Xisbiga Waddani oo ka mid ah labad xisbi ee mucaaradka ah Somaliland ayaa maalintii labaad Shirweyne ku qabsanaya magaalada Hargeysa. Waa shirweynihii labaad ee xisbigu...

Dawladda Somalia Oo Xaqiijisay In Imaraatka Uu Tababaro Ciidanka Somalia

Wasaaradda Gashaadhiga Somalia Ayaa Markii Ugu Horaysay Shaaca Ka Qaaday In Dawladda Imaraatka Carabta Ay Tababar Siyaan Ciidamo Ka Tirsan Ciiidamada Xooga Dalka Somalia. Wasiirka...

Ciidamadda Sirdoonka Soomaaliya oo Sheegay inay Qabten Sarkaal Ka Tirsan Alshabaab.

Qoraal ka soo baxay taliska sirdoonka Soomaaliya ee Nisa ayaa lagu sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen ciidamada amaanka magaalada muqdisho sarkaal dhanka...

Turkiga Ruushka iyo Qatar oo raba xal laga gaadho dagaalka Suuriya

Dedaalo saddex geesood ah ayay bilaabayaan kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Dooxa ee casiimadda dalka yar ee Qatar. Dalalka Turkiga Ruushka iyo Qatar ayaa...

Shiinaha iyo Hindiya oo ciidamadooda kala qaadaya

Shiinaha iyo Hindiya waxay gaadheen heshiis hor dhac ah, iyagoo isla qaatay in ay kala raraan ciidamadooda isku hor fadhiya xadka ay wadagaan labadan...

Fanaannaddii Weyneyd Ee Hobalada Waabari Sahra Axmed Jaamac Oo aas Qaran Loogu Samneeyay Magaaladda...

Allaha U Naxariistee Waxaa Maanta Geeriyootay Fanaanadii Waynayd Ee Sahra Axmed Jaamac Oo Maalmihii Ugu Danbeeyay Xaalad Caafimaad U Jiiftay Magaalada Hargeysa, Sahra Axmed Jaamac...

Maxkamad mamnuucday in Imaaraadka loo celiyo lacagtii Muqdisho lagu qabtay

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo saartay Amar Xayiraad ah oo lagu diidanyahay in la bixiyo lacagtii Imaaraadka laga qabtay. Waxa la faray Guddoomiyaha Bankiga Dhexe...

AlShabaab oo sheegatay weerarkii Lamu

Kooxda alShabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya ayaa sheegatay masuuliyadda weerarkii shalay lagu qaaday deegaanka Lamu. War kasoo baxay alShabaab ayaa lagu xusay in dagaalamayaadhoodu ay...

Gaadhi xamuul ah oo ku burburay Mexico iyo mashaqada uu ka tegay

Dhimashada 53 qof ayaa la xaqiijiyay gudaha waddanka Mexico ee Waqooyiga Ameerika, kadibmarkii gaadhi xamuul ahi uu burburay. Waxa la rumaysanyahay in gaadhiga oo nooca...

Dalalka Jabuuti iyo Soomaaliya oo Wadda Hadal uga Furmay Muqdisho.

Madaxwayneyaasha Dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa wadahadallo labo geesood ah ku yeeshay Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya ee Magaaladda Muqdisho. Wadd Hadallada Labadda Madaxweyne ayaa La sheegay...

EXXON iyo SHELL oo $1.7million Soomaaliya siinaya

Shirkadaha shidaalka ee Shell iyo Exxon ayaa dawladda Soomaaliya siinaya $1.7m, iyadoo labada shirkadood ay hawlo sahamin shidaal ah ka bilaabayaan waddanka. Shirkadahan oo ah...