Faahfaahinta Qarax Maanta Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho.

Faahfaahino Kala Duwan ayaa Kasoo Baxaya Qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Dad ka ag-dhawaa Goobta uu Qaraxu ka dhacay ayaa warbaahinta...

Maxaa Laga Turjuman Karaa Hadalkii Madaxwaynaha Uganda Ku Duray Dawladda Soomaaliya?

Madaxweynaha dalka uganda Yoweri Museveni ayaa dalka somaliya ku tilmamay dal bilaa dawlad ah. Mdaxweyne museveni ayaa hadalkan sheegay maalintii insniinta mar uu ka...

Qarax ka Dhacay Magaaladda Muqdisho.

Wararka Nagasoo gaadhaya Magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax loo adeegsaday gaadhi walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu Ku Qarxay Agagaarka tallaada Daljirka Dahsoon. Qaraxan...

Liiska Wadamadda ugu Musuqmaasuqa Badan Caalamka oo Lasoo Saaray

Ururka ka faallooda arimaha musuqmaasuqa caalamka ee Transparency International oo fadhigiisu yahay magalalada berlin ee dalka jarmalka ayaa soo saaray liiska musuqmasuqa ee wadmada...

Xeer ilaalinta Maraykanka ayaa dacwad kusoo oogtay masuul sare oo ka tirsan shirkadda Huawei

Xeer ilaalinta dalka maraykanka ayaa dacwado dhawr ah kusoo oogtay madaxa dhaqaalaha ee shirkadda Hawei oo ah tan ugu wayn ee ka hawlgasha dalka...

Khatarka Ka iman Karta Shirkadaha Shiinaha ee Loo Fasaxday Kaluunka Soomaaliya.

Dawladda soomaaliya ayaa bishiii december heshiis la gashay shirkadda loo yaqaano china overseas fisheries association, iyadoo 31 markab u fasaxday in ay ka kaluumaystaan...

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo La Kulmay Mustafe Cagjar iyo Axmed Shide

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Xafiiskiisa Kula Kulmay Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida, Mustafe Omer iyo Guddoomiyaha Xisbiga Dimoqraadiga Deegaanka Soomaalida (SPDP), Axmed Shide, Kulankan...

Dad ku Dhintay dhaam wayn oo Karkaarada jabsaday.

Ugu yaraan 9 qof ayaa dhintay halka dad ka badan 300 oo qofna la la’yahay kadib markii dhaam wayn oo ku yaala dalka brazil...

Laba Diyaaradood oo isku Dhacay Xadka Faransiiska iyo Talyaaniga.

Laba diyaaradood oo midi ahayd nooca qumaatiga u kaca midina ahayd diyaaradaha yaryar ee rakaabka oo marayay xadka wadamada faransiiiska iyo talyaaniga ayaa isku...

Xassan Sheekh Maxamuud oo soo gaadhay Garoowe

Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxwaynihii Horre ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ahna Gudoomiyaha Xisbiga UPD ayaa gaadhay Magaaladda Graoowe ee Caasimadda Maamulka Puntand. Madaxwaynaha...

Shirka Dhaqaalaha Dunidda oo ka Furmay dalka Switzerland

Shirka sanadlahaa ah ee lagaga hadlo dhaqaalaha dunida ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada davos ee dalka switzerland. Ilaa Saddex Kun oo ergo...

Xiisad Ka Dhalatay Duqayn ay Israa’iil Ka Fulisay Dalka Suuriya.

Taliyaha ciidamada cirka dalka iran ayaa sheegay in xukuumada tehran ay diyaar u tahay in ay israa’iil ka sifayso dhulka guudkiisa. Hadaladan hanjabaada ah...

Muddo Kordhintii Shanaad oo Loo Sameeyay Gollaha Wakiiladda Somaliland

Xildhibaanadda Golaha Guurtidda Somaliland ayaa Muddo Kordhntii Shanaad oo Sagaal Bilooda u Sameeyay Golaha Wakiiladda, Iyaga oo Doorashadda u Qoondeeyay in ay Qabsoonto Bisha...

Ma Hawl gal Waddo Banayn ayuu ahaa Mise Tacadi

Dawladda Hoose ee Magaaladda Hargaysa waxay si aan kala sooc lahayn u beegsadeen Ganacsatadda Yar-yar iyo Bacad-yaalka Suuqa Waaheen,waxaanay Masuuliyiinta Dawladda Hoose talaabadan ku...

Trump oo Soo Bandhigay Qorshe Cusub.

Madaxweynaha dalka maraykanka, donald Trump ayaa soo bandhigay qorshayaal cusub oo ku aadan gidaarkii uu doonayay in uu ka dhiso xadka waddamada Mareykanka iyo...

Halkee ayuu Salka Ku Hayaa Khilaafka Xisbiyadda iyo Dib u dhaca Doorashoooyinka Somaliland?

Waxaa Wali Taagan Khilaafka u Dhaxeeya Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland  oo Ku Kala Qayb Samay Qaabkii Loo Wajihi Lahaa Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka iyo Wakiiladda Somaliland. Xisbiyadda...

Congo: Qiyaastii 900 oo qof ayaa lagu dilay Dagaal qabaa’il bishii hore

Rabshadaha isirika ku salaysan ee dalka jamhuuriyada dimuqraadiga ah ee Congo ayay bishii hore ku dhinteen dad gaadhaya 900 oo Ruux. Dadkaas ayaa ku dhintay...

Theresa May oo Markale ka Badbaaday Mooshin Xilka Xayuubis ahaa.

Raysal wasaarha dalka ingiriiska theresa may ayaa wada qorshe kale oo ingiriisku uu kaga bixi karo midawga yurub, kadib markii ay ka badbaaday mooshin...

Maraykenka oo ka Digay awoodda Milateri ee Shiinaha.

Dawladda shiinaha ayaa wada qorshayaal ay ku samaysanayso hub casri ah, sida lagu sheegay baadhitaan ay samaysay waaxda difaaca maraykanka ee pentagonka loo yaqaano. Warbixinta...

Weerarkii Kenya Waxaa Ku Dhintay 14-Qof ayuu Yidhi Madaxwayne Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha dalka kenya Uhuru Kenyata ayaa si rasmi ah u shaaciyay in lasoo afjaray hawlgalka weerar lagu qaaday huteelka DusitD2 oo ku yaala galbeedka...