Laba Sanno Kadib Maxaa u Qabsoomay Maxaase ka Qabyaa Madaxwayne Farmaajo?

Maanta oo Kale 8-February 2017- ayaa Laba Sanno Laga Joogaa Maalintii Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya loo Doortay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Hadaba Maxaa U Qabsoomay...

Madaxweyne Farmaajo,”Dadka Shirka London ka Qaylinayaa Waa Siyaasiyiinta Xanaaqsan”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Markii ugu Horaysay ka Jawaabay Eedo Losoo Jeediyey Xukuumadiisa oo ahaa in Dawladiisu Shir Shiidaalka Soomaaliya Lagu Xaraashayo...

Xog-Ururin Laga Sameeyay Heerka Cimilada Dunidda ee Sanadihii Tagay.

Saynisyahano ka tirsan wakaalada hawada sare ee dalka maraykanka iyo hay’adaha cimilada ayaa xog-ururin ay sameeyeen ku ogaaday in celceliska Cimilada dhulka ee sanadkii...

Ingiriiska Oo Muwaadiniintiisa uga Digay in ay u Safraan Soomaaliya.

Dawladda ingiriiska ayaa muwaadiniinteeda uga digtay in ay u safraan dalka somaliya, sida lagu sheegay war kasoo baxay xafiiska arimaha dibada iyo barwaaqosooranka ee...

Erdogan oo Trump Ku Canaantay Ka Bixitaanka Ciidamada Maraykenka ee Suuriya

Madxaweynaha dalka Turkiga Recep Dayib Rrdogan ayaa maamulka madaxweyne Trump ku canaantay Qorshaha ay ciidanka maraykanku kaga baxayaan Gudaha suuriya. Erdogan ayaa sheegay in aanay...

Sacuudiga iyo Imaaraatka oo Lagu Edeeyay in ay Hubeeyeen Kooxda Alqaacida.

Xulafada ay horkacaan Wadamada Sucudiga iyo Dalka imaaraadka Carabta ee Dagaalka kula jira Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalnta dalka Yemen ayaa lagu eedeeyay in...

Dad Tiro Badan oo Ku Dhintay Dab Qabsaday Dhisme Ku Yaala Magaalada Paris.

Ugu yaraan sideed qof ayaa ku dhintay halka dad gaadhaya 30 kalena ku dhaawacmeen kadib markii uu dab qabsaday dhisme ku yaala koonfur gabeed...

Maxay Madaxwayne Trumo ugu Kala Muhiimsan yihiin Ciraaq iyo Suuriya?

Madaxweynaha dalka maraykenka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamda ameerikaanka ee uu ka saarayo gudaha dalka suuriya uu ku xoojindoono ciidamda maraykenka ee jooga...

Madaxii Shirkadda Dpworld Ee Dekadda Boosaaso Oo Weerar Lagu Dilay.

Maamulihii Shirkadda Dpworld ee dekedda Boosaaso, Paul Anthony Fermosa ayaa u geeryooday dhaawac ka soo gaadhay weerar subaxnimadii hore ee Saaka ka dhacay dekedda...

Yaa yimid yaase ka tagay 6-da kooxood ee ugu waa wayn Premier League?

Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda Yurub ee bisha Janaayo ayaa xalay Xidhmay iyadoo maalinkii ugu dambaysay uusan dhaq-dhaqaaq xoogan sameyn kooxaha ugu waa wayn Ingiriiska. Haddaba...

Maxaa Ka Jira in Xasan Sheekh Maxamuud wax ka Ogaa Heshiiiskii Dekadda Berbera?

Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo u Waramayey Telefishanka Codka Bariga Afrika ayaa Markii ugu Horaysay iska Fogeeyay Eedaha ah in uu...

Maxaa Loogu Muransanyahay Shirka Shidaalka Soomaaliya ee London?

Dowladda Soomaaliya iyo shirkad Baadha shidaalka ayaa horaanta bisha February waxay magaalada London ku qaban doonaan shir ku saabsan sahminta shidaalka Soomaaliya. Shirkaas waxaa hadheeyay...

Shaashadaha Moobiladda iyo Tv-yadda oo Halis Caafimaad Ku Keeni Karta Caruurta.

Caruurta wakhtiga dheer ku qaadata eegida shaashada moobilada iyo Tv-yada ayaa la sheegayaa in ay dhaawac u gaysan karaan kobocooda maskaxeed sida lagu sheegay...

Trump oo Dhaleecayn Layaab leh u Jeediyey Sirdoonka Dalkiisa.

Madaxweynaha dalka maryakenaka ayaa dhaleecayn usoo jeediyay laamaha sirdoonka ee dalkiisa. Trump ayaa masuuliyiinta sirdoonka ugu baaqay in ay dib wax usoo bartaan kuna laabtaan...

Xisbiga UPD oo War Kasoo Saaray shirka shidaalka Soomaaliya ee London

Xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweynihii Horre ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa  Markii ugu Horaysay Warsafaxeed Xasaasiya kasoo saaray mowqifka xisbiga ee shirka shidaallka Soomaaliya,...

Dawladda Ingiriiska oo ka Hadashay Muwadiin u Dhashay Dalkeeda oo ku Xidhan Soomaaliya

Dowladda ingiriiska ayaa Markii ugu Horeeyay Ka Dashay  Muwaadin u Dhashay Dalkeeda oo ku xirdhn magaalada Muqdisho, kaasi oo loo haysto eedeymo ku saabsan...

Soomaaliya iyo Qaramadda Midoobay oo Heshiis Kala Saxiiday.

Dawladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa Heshiis ka Kooban Dhowr Qodob Ku Kala Saxiixday Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Qaramadda Midoobay waxaa Heshiiskan u Matalayey...

Wefti ka Socda Qaramadda Midoobay oo Muqdisho soo gaadhay.

Magaaladda Muqdisho Waxaa Lagusoo Dhaweeyay Wefti Balaadhan oo ay Hogaaminayso kaaliyaha xoghayaha guud ee QM U Qabilsan Arrimaha siyaasadda, Rosemary DiCarlo. Weftigan ayaa Waxaa Dalka...

Daawo Rasmiya oo Losoo Saarayo Cudurka Kansarka

Koox saynisayahano isara’iliiyn ah ayaa sheegay in Sannad gudihii ay Rejeynayaan in ay soo saari doonaan daawadii ugu horaysay ee dhamaystiran oo lagu daawayn...

Muhaajiriin Tiro Badan oo Lagu La’yahay Xeebaha Dalka Jabuuti.

Ilaa shan qof oo muhaajiriin ah ayaa dhintay halka in kabadan 130 kalana la la’yahay kadib markii doonyo ay saarnaayeen ay ku degtay xeebaha...