Sacuudiga oo Haweenay in Magacaabay Danjirihiisa Maraykenka.

Dawladda sucuudiga ayaa markii ugu horeyasay magacawday haweenay danjire ah, taas oo noqonaysa markii ugu horeysay tariikhda sucuudiga ee jago diblomaasiyadeed loo dhiibo gabadh. Amiiradda...

Shacabka Dalka Nigeria oo Dooranaya Madaxwaynihii Hogaamin Lahaa Afarta Sanno ee soo Socda.

Shacabka Dalka Nigeria ayaa saaka u dareeray goobaaha codbiixnta, si ay usoo doortaan madxweynaha Hogaamin doona Afarta sanno ee soo socda. Illaa 120-Kun oo...

Itoobiya may dhexdhexaadinaysaa Soomaaliya iyo Somaliland?

Dawladda Soomaaliya ayaa Ka Hadashay Kulan ay Magaaladda Adis Ababa Ku Yesheen Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Ra;iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Axmed. Soomaaliya Waxay...

Yoweri Musevani oo Markii Lixaad Isusoo Sharaxaya Madaxwaynaha Uganda.

Xisbigul xaakimka Haya Taladda dalka uganda ayaa markale madaxweyne Yoweri Musevani u doortay in uu u tartamo doorashooyinka la filayo in uganda ay ka...

Soomaaliya oo u Jawaabtay Kenya.

Dowladda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay go’aankii ay Kenya ugu yeedhay safiirkeeda Soomaaliya, islamarkaana Muqdisho ugu soo dirtay safiirkii Soomaaliya ee dalka Kenya. Qoraal kasoo...

Qarax Muqdisho Lagula Beegsaday Ciidamadda Amisom.

Wararka Nagasoo Gaadhaya Magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in Gaadhi Booyad ah oo ay Wateen Ciidamada Amisom Goor Dhawayd Qarax Lagula eegtay  Wadada Warshadaha ee Magaaladda...

Safiirka Soomaaliya u joogay Dalka Kenya oo soo gaadhay Muqdisho.

Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Muqdisho Waxaa Goor dhawayd soo Gaadhay Safiirkii Dalka Soomaaliya u Fadhiyey Kenya Amb Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo Diblomaasiyiin ka...

Dib u Dhac Ku Yimid Doorashooyinka Dalka Nigeria

Doorashooyinka madaxtinimda iyo Baarlamaanka ee dalka nigeria oo lagu waday in ay qabsoonto maanta oo sabti ah ayaa dib loo dhigay muddo Todobaad ah. Gudida...

Maxaa Ka Qabsoomay Heshiiskii DPOWRLD Ee Dekadda Berbera?

Sebtember.5-Teedii 2016-kii ayey Magaaladda Dubia ee Dalka Isutaga Imaraatka Carabka Heshiis Ku Kala Saxiideen Somaliland iyo Shirkadda DPWORLD Ee Laga Leeyahay Waddanka Isu-taga Imaaraatkla...

Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Qodobadda Kasoo Baxay Shirkii Midowga Africa.

Dowladda Soomaaliya ayaa soo Dhaweysay Go’aankii ka soo baxay Midowga Afrika,kaasi oo ay ku taageerayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliya, dadaalada loogu jiro in deymaha...

Dulimaadyadda Dalka Belgiumka oo Maalintii Labaad Xaniban.

Duulimaadyada Diyaaradaha ee gala ama ka baxa dalka Belgium ayaa la joojiyay hal maalin, kadib shaqo joojin ay sameeyeen Qaar ka mid ah shaqaalaha...

Donald Trump oo Ku Baaqay in ay is Casisho Ilhan Omer.

Madaxweynaha Dalka Maraykenka Donald Trump ayaa Xildhibaan ilhan Cumar oo ah Soomaaliyad Ka Tirsan Aqalka hoose ee Baarlamaanka Maraykenka ugu Baaqay in ay. iska...

Goorma ayey Ciidamada Amisom Ka Bixi Karaan Gudaha Dalka Soomaaliya?

Shir Lagaga Hadlaayo Qaabkii Ciidamadda Midowga Africa ee Amisom uga Bixi Lahaayeen Gudaha Dalka Soomaaliya ayaa Maanta ka Furmay Magaaladda Muqdisho. Saraakiil ka Tirsan Ciidamadda...

Suudan iyo Itoobiya oo ka Wadda Hadlaya Dhibaatooyinka ka Dhaca Xuduudka Labadda Dal.

Madaxweynaha dalka Suudan Cumar Xasan Albashiir iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka itoobiya ayaa ku kulmay magaaalda addis abab ee Caasimadda dalka itoobiya, waxay ka wadahadleen...

Jamhuuriga iyo Dimuqraadiga Maraykenka Oo Heshiis Ka Gaadhay Darbiga Mexico

Masuuliyiin ka kala socotay xisbiyada Dimuqradiga iyo jamhuuriga ee Dalka Maraykenka ayaa is afgarad ka gaadhay arimaha Ammaanka Xuduudaha iyo Raageerida Dawladda Dhexe si...

Xaalad Ka Taagan Ismaamulka Shucuubta Koonfureed Ee Dalka Itoobiya.

Ugu yaraan todoba Kiniisadood oo ku yaala deegaan lagu magacaaabo alaba kulito oo ka tirsan gobolka Shucuubta Koonfureed ee Dalka itoobiya ayaa la Weeraray. Kiinasadaha...

Shir Madaxeedka Midowga Africa oo ka Furmay Adis Ababa.

Shir Madaxweedka Wadamda Midawga Afrika ayaa si rasmi ah uga furmay magaaalda Addis ababa ee caasimadda dalka itoobiya. Shir Madaxeedka ayay Kasoo Qayb galayeen madaxda...

Turkiga oo Shiinaha Ka dalbay in uu xidho xarumaha lagu hayo muslimiinta Wadankaasi.

Turkiga ayaa cambaareeyay hanjabadda iyo cabsida Shiinuhu ku haayo dadka muslimiinta ah ee qabiilka Wiguuru (Uighur), taas oo la tilmaamay in ay  ceeb ku...

Trump oo Ku Gacan Saydhay Codsi uga Yimid Aqalka Sarre Maraykenka.

Maamulka Madaxweynaha Maraykenka Donald Trump ayaa diiday in ay jawaab ka bixiyaan Codsi uga yimi aqalka sare ee baarlamaanka dalkaasi. Aqalka sanadka ayaa Aqalka...

Somaliland“Imaraatka Lama Kiraynin Saldhiga uu ku yeelanayo Berbera”

Xukuumadda Somaliland ayaa Markii ugu Horaysay Cadaysay in aanay Wax Kiro ah ka Qaadin Saldhiga Millateri ee ay Dawladda imaraartka Carabtu ku yeelanayso Magaaladda...