Kenya oo furaysa mashruuca tamarta dabaysha ee ugu weyn Afrika.

Dalka kenya ayaa laga hirgalinayaa barnaamijkii ugu balaadhnaa qaaraddda afrika Kaas oo ah in tamartalagaga dhaliyo dabaysha. Barnaamijkan ayay kenya ula dan-leedahay si ay u...

Somaliland oo Gef Ku Tilmaantay Guddida Dib U Heshiisiinta Iyo Wada Hadalada Somaliland.

Somaliland waxa ay sheegtay in guddida uu magacaabay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ee dib u heshiisiinta iyo wada hadalada Somaliland ay gef ku...

Siyaasiyiin Ingririis ah oo Taageeray Xildhibaan Ilhaan Cumar.

Dhawr toban siyaasiyiin  Ingiriis ah oo ay ka mid yihiin  hogaamiyaha xisbiga Labour-ka Jeremy Corbyn  iyo duqa magaalada London Saadiq Khaan , ayaa  saxeexay...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddiga Wadahadallada Soomaaliland

Madaxwaynaha Soomaaliya ,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ku magacaabay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo wada-hadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland. Madaxwaynaha ayaa u magacaabay Xildhibaan Cabdullaahi...

Itoobiya oo Laga Cabsi Qabo Dhiig Cusub oo Daata ,

Calanka ka kooban midabada cagaarka , buluuga iyo casaanka Siidaamo, ayaa laga taagay dhismayaasha dawladda magaalo ku taalla Koonfurta Itoobiya , halkaasi uu gobolkaasi...

Tababar Milatari oo Dawladdo Caalamiya uga Furmay Adis Ababa.

Tababar ay ka qayb galayaan  ciidamada qaranka ee difaaca  Itoobiya , milatariga Mareykanka  iyo wadamada ay wada shaqaynta leeyihiin,   ayaa ka furmay magaalada...

Sheekh Caan ah oo Xaaraantimeeyay Aallada Wejiyada Badesha Face App.

Caalim Islaami, ayaa cambaareeyay aallada cusub ee baraha bulshada Bariga Dhexe iyo aduunka qabsaday oo uu sheegay in uu ka hor imanayo Diinta Islaamka. Cisaam...

Soomaaliya oo Sheegtay in ay Sannad Walba Xusi Doonto Hodan Naalleeyee

Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday sannad walba in la xusi doono Allaha u naxaristo Hodan Naalaye oo ka mid ahay dadkii ku geeriyooday...

Xildhibaano Qaxooti Kusooo Galay Maraykenka oo Jawaabo adag Kaga Falceliyay Hadalo uu Trump Ku...

Waxay si wayn u dhaliileen madaxweyne trump, iyagoo saluugsan siyaasadihiisa ku wajahan arimaha qaxootiga. Afartan gabdhod oo katirsan aqalka hoose ee baarlamanka maraykanka ayuu trump...

Midawga Yurub oo Iran usoo Jeediyay in aanay Ka Bixin Heshiiskii ay La Gashay...

Midawga yurub ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arinta wadanka iran. Iyagoo muujiyay walaaca ay ka qabaan in xukuumadda tehran ay kordhiso xadiga yuraaniyamta...

Suudaan: Sarkaal Boolis ah oo u Hanjabay diblumaasiyiin Itoobiyaan ah.

Sarkaal booliska ayaa xidhay ka dib markii ugu hanjaba deegaanka ay ku nool yihiin ee magaalada Jubba diblumaasiyiin Itoobiyaan ah maalintii salaasadii. Michael Chiangjiek wasiirka...

Alle Ha u Naxariistee Maxaa Lagu Xasuusan Doonaa Hodon Naleyeh.

Waxay soo safartay kumanaan km si ay u tabiso sheekooyinka wanaagsan ee ka jira gudaha Soomaaliya, oo sanado badan ay ka jireen colaado galaaftay...

Dagaalka ay Beeluhu Kula Jiraan Alshabaab Miyuu Noqon Karaa Dhamaadka Alshabaab

Qaar ka mid ah dadka rayidka ah ee deggan qaybo ka mid ah gobolka hiiraan ayaa bilaabay dagaal toos ah oo ay kagasoo horjeedaan...

Erirtea oo Lagu Eedeeyay in ay Ku Xadgubto Xaquuqul Insaanka iyo Xoriyada Diimaha

Kumaan qaxoonti Soomaali  ah ayaa guuraya , ka dib markii ay dawladda Erirtea go'aansatay in la xidho xerada kaliya ee qaxoonti ee ku  taalla...

Booliska Afrika ayaa Musuq Maasuqa ugu Badan Qaarada Lagu Eedeeyay.

Maalinta caalamiga ah ee musuq maasuqa ayaa  hay’adda caalamiga ah ee Transparency International  sheegtay in kala badh dadkii xog ururinta lagu waresytay 35-wadan oo...

Xildhibaan Ilhaan Cumar iyo Weriye Mareykan ah oo Hadalo Adag is Dhaafsaday

Ilhaan Cumar oo ah mudane ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga oo laga soo doorto gobolka Minnesota , ayaa waxa isku dhaceen weriye ka tirsan TElefiishanka...

Khasaaraha Banaanbaxyo Ka Dhacay Burco iyo Ceerigaabo.

Mudaharaadyo rabshadao wata ayaa maanta ka dhacay magaalooyinka Ceerigaabo iyo Burco, waxaana ay isku hor imaadyo dhex mareen dad mudaharaadayay iyo ciidamada dawladda. Magaalada Ceerigaabo,...

Ethiopia oo Caasimadeeda Ka Mamnuucday Dhug-Dhugleyda

In mootooyinka laga mamnuuco Addisa Ababa ayaa looga dan leeyay si loo xakameeyo dambiyada dhaca. Duqa caasimada, ayaa sheegay in dambiilayaasha saaran Dhug -dhugleyadu ay...

Abiy Ahmed Ma Ku Guulaysan Donaa dhex-dhexaadinta Kenya iyo Soomaaliya?

Warbaahinta KENYA,ayaa ku waramaysa inay jirto dhex-dhexaadin ay dawladda Ethopia ka dhex-bilawday dalalka KENYA iyo SOMALIYA murranka la xidhiidha Xuduud-badeedka labadda Dal. Wargeysyadda The Nation...

Turkiga oo Digniintii ugu Cuslayd Hawada u Mariyey Maraykenka.

Ankara, (SAABTV) - Turkiga ayaa maanta uga digey Mareykanka in uu qaado ‘tallaabooyin qaldan’ kadib markii wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ay sheegtay in ay cawaaqib...