Soomaaliya oo sheegtay ‘in aanay eris ku samayn danjirihii Kenya’

Dawladda Soomaaliya ayaa ka hadashay go'aan ay habeen hore gaadhay oo ahaa in danjiraha Kenya ee Soomaaliya uu ku laabto dalkiisa, halka ay u...

Soomaaliya oo si kulul u eedaysay Imaaraadka Carabta

Dawladda Soomaaliya ayaa si kulul u eedaysay Imaaraadka Carabta kadib qoraal kasoo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee Imaaraadka oo lagaga hadlay rabshadihii ka dhacay...

Marin-biyoodka Suways oo maalintii labaad xidhan

Marin biyoodka Suways ayaa weli xidhan maalintii labaad kadib markii mid ka mid ah maraakiibta waawayn ee xamuulka qaadaa uu marinka dhexdiida ku ciladoobay. Marakiib...

Nin Dhallinyaro ah oo haasaawe la waday 30 dumar ah, kuwaas oo uu si...

Nin dhallinyaro ah oo u dhashay dalka Kuwait ayaa xabsiga la dhigay  kadib markii uu si been-abuur ah ula haasaaway 30 haween ah, isagoo...

Lucas Tumbo oo mar kale Muqdisho ka degay

Danjiraha Kenya ee Soomaaliya ayaa gaadhay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya kadib markii xidhiidhka labada waddan uu soo noqday. Lucas Tumbo ayay Soomaaliya caydhisay...

Soomaali lagu laayay rabshadaha Koonfur Afrika

Dad Soomaali ah ayaa lagu laayay rabshadaha ka socda dalka Koonfur Afrika ee ka dhashay xadhiga madaxweynihii hore ee dalkaas, Jacob Zuma. Illaa afar nin...

Murashaxad laga joojiyay tartan kadib lacag ay ka heshay adeerkeed oo wasiir ka ah...

Zahra Mustaf oo ah murashaxad u tartamaysay kursi ka tirsan baarlamanka Australia ayaa laga joojiyay tartanka, kadib markii la ogaaday in adeerkeed oo wasiir...

Soomaali la dhoofayay €160,000 oo lagu xukumay dalka Talyaaniga

Nin asal ahaan Soomaali ah kuna noolaa Malta, dalka Talyaaniga, ayaa la xukumay kadib markii bishii August la qabtay isagoo Talyaaniga kala baxayay adduun...

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Israel oo Baxrayn ka degay

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Israel wuxuu ka degay magaalada Manama ee caasimadda dalka yar ee Baxrayn, halkaas oo ay uga bilaabantay booqasho rasmi ahi. Yair...

Maraykanka oo diyaar u ah wada hadal uu la furo Kuuriyada Waqooyi

Maraykanku wuxuu sheegayaa in uu  diyaar u yahay wada hadal uu dib ula furo dawladda Waqooyiga Kuuriya, oo in muddo ah uu hakad galay...

Abaaraha Soomaaliya oo si wayn looga digayo

Qaramada Midoobay waxay mar kale ka digaysaa abaaraha ka jira qaybo ka mid ah dalka Soomaaliya, iyadoo shacab badan oo Soomaaliyeed ay wajahayaan abaaro...

Midawga Yurub oo saaray qorshe ay Shiinaha kula tartamayaan

Midawga Reer Yurub waxay dajinayaan qorshe ballaadhan oo maal galineed kaas oo lagu bixinayo balaayiin yuuro. Waa qorshe lagu sheegay in Midawga Yurub ay kula...

Itoobiya oo diiday in arimaha dalkeeda Maraykanku kala hadlo Kenya

Dawladda Itoobiya waxay si adag uga cadhootay war kasoo baxay dawladda Maraykanka oo sheegayay in Maraykanku uu xaaladda waddanka Itoobiya kala hadlay dawladda Kenya. Itoobiya...

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaalkii ugu waynaa muddo sanado ah

Kuuriyada Waqooyi waxay tijaabisay gantaal kale oo walaac wayn ay ka muujiyeen dawladaha ay is didan yihiin. Markan waa gantaalkii ugu waynaa e ay tijaabiso...

Wada hadalada Nukliyeerka Iran oo u dhaw in heshiis laga gaadho

Wada xaajoodyada nukliyeerka ee Iran ayaa u dhaw in heshiis rasmi ah laga gaadho muddooyinka dhaw. Ilo diblomaasiyadeed ayaa sheegaya in abid halkii wanaagsanayd ay...

Wararkii ugu danbeeyay ee Dagaalka Yukrayn

Maraykanka iyo Midawga Yurub waxay balan qaadeen cuno qabtayno dheeraad ah oo ay saarayaan dawladda Ruushka, kadib dagaalka Ruushka oo aanu waxba ka bedelin...

Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Yukrayn

Ruushka ayaa saacadihii lasoo dhaafay duqeeyay magaalooyin dhawr ah gudaha waddanka Yukrayn. Duqaymo ka dhacay Kharkiv waxa la sheegay dhimashada 5 qof iyo dhaawaca 15...

Maraykanka oo farriin adag u diray dhinacyada Itoobiya

Maraykanka wuxuu farriin adag u diray dhinacyada iska soo horjeeda ee ku lug leh colaadda Itoobiya isagoo raba in ay dhaqan geliyaan wadahadalka xabbad-joojinta...

Sababta Rooble shaqada uga joojiyay Wasiirka Arimaha Dibadda

Raysalwasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqada ka joojiyay wasiirka arimaha dibadda ee Soomaaliya. Sababta shaqo-ka-joojinta ayaa ah in wasiir Cabdi Saciid uu fasaxay markab siday dhuxul...

Dawladda Ingiriiska oo ka Hadashay Sida Xal Waara Loogu Heli Karo Qaddiyadda Falastiin iyo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ingiriiska James Cleverly oo booqasho ku tagay dalka Falastiin ayaa magaalada Ramallah kulan kula qaatay Ra’iisal-wasaaraha Falastiin Mohammad Shtayyeh, kuwaas oo...