Hay’addaha Amniga Somalia Oo Ka Hadlay Lacag Xalay Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Dowladda Soomaaliya Ayaa Sheegtay In Ay Qabatay Lacag Ku Dhowaad $ 10milyan Ah Oo Ay Siday Diyaarad Ka Timid Caasimadda Abu Dhabi Ee Imaaraadka...

Somalia Oo La Wareegtay Ciidamadii Uu Imaaraadku Tababarayay

Dowladda Somalia Ayaa Maanta La Wareegtay Dugsigii Tababarka Jen Gordan Oo Ay Hore U Maamulayeen Saraakiishii Imaaraadka Ee Tababarka Siinayay Ciidamada Soomaaliya. Saraakiisha Ciidamada Xoogga...

Rouhani: Maraykanku Wuu Ka Qoomamayn Donaa Haddii Uu Ka Baxo Heshiis Nukliyeerka

Madaxweynaha Iran Hassan Rouhani Ayaa Sheegay In Maraykanku Uu Ka Qoomamayn Doono" Haddii Uu Isku Dayo In Uu Ka Baxo Heshiiskii Nukliyarka Ee U...

Dhaawac Xalay Soo Gaadhay Ciyaar Yahanka Reer Masar Ee Mo Saalax Oo Laga Dayrinaayo

Laacibka Kubadda Cagta Ee U Dhashay Dalka Masar Maxamed Salaax Ee U Dheela Kooxda Liverpool Oo Xalay Garabka Si Daran Uga Dhaawacmay Ciyaartii Kama...

Wasiirka Arrimaha Dibeda Jabuuti Oo Beeniyey In Madaxwayne Geele Safar Ku Tagayo Eritrea

wasiirka Arrimaha Dibeda Dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf Ayaa Qoraal Uu Soo Dhigay Boggiisa Twitter-Ka Wax-Ba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In Madaxweynaha Jabuuti Booqanayo...

Ururka ONLF Oo Tageero u Muujiyay Madaxwaynaha Cusub Ee DDS

Ururka ONLF Ayaa Sheegay In Xubno Ka Tursan Ururka ay Magaaladda Adis ababa Kulan Kula Yesheen Madaxwaynaha Cusub Ee Dawlad Degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed...

Xeerka Kufsiga oo muran ka dhex dhaliyey Somaliland

Somaliland waxa muran ka dhex abuuray xeerka kufsiga oo golaha Wakiiladu ansixiyeen, madaxweynuhuna dhaqangaliyey, taas oo keentay in qaybaha kala duwan ee bulshadda si...

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Pompeo oo u safraya Korea-da Waqooyi

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa sabtida u safri doona Asia, waxaana uu maalinta axadda la kulmi doonaa hogaamiyaha Korea-da Waqooyi Kim Jong...

Sacuudiga Oo Xaqiijiyey in uu Dhintay Wariye Jamal Khashoggi

Warbaahinta Boqortooyadda Sacuudi Carabia Ayaa Shaacisay In Uu Wariye Jamal Khashoggi Ku Geeriyooday Qunsuliyadda Sacuudi Carabia Ee Magaaladda Istanbul. Warbaahinta Sacuudiga Ayaa Shaacisay In Jamal...

Isra’iil oo Weerar Ku Dishay Taliye sarre oo Ka Tirsan Ururka Xamaas.

Taliye Sare Oo Ka Tirsan Kooxda Xamaas Ee Ka Dagaalanta Dalka Falastiin Ayay Ciidamada Gaarka Ah Ee Israa'Iiliyiintu Ku Dileen Hawl-Gal ay ka fuliyeen...

Todoba israa’iilyiin ah ayaa lagu dhaawacay toogasho ka dhacday daanta galbeed.

Gaadhi ay wateen koox falastiiniyiin ah ayaa rasaas ku furay dad israa’iliyiin ah oo ku sugnaa bariga magaalada raamallah oo ku taala daanta galbeed...

DIYAARADAHA DAGAALKA EE ISRAA’IIL AYAA WEERARAY GOOB HUBKA LAGU KEYDIYO OO KU TAALLA MAGAALADA...

warbaahinta dalka suuriya aya ku warantay in ciidanka difaaca cirka ee dalka suuriya ay ka hortageen gantaalo ay soo rideen diyaaradha dagaalka ee ciidamada...

Laba Diyaaradood oo isku Dhacay Xadka Faransiiska iyo Talyaaniga.

Laba diyaaradood oo midi ahayd nooca qumaatiga u kaca midina ahayd diyaaradaha yaryar ee rakaabka oo marayay xadka wadamada faransiiiska iyo talyaaniga ayaa isku...

Shir Madaxeedka Midowga Africa oo ka Furmay Adis Ababa.

Shir Madaxweedka Wadamda Midawga Afrika ayaa si rasmi ah uga furmay magaaalda Addis ababa ee caasimadda dalka itoobiya. Shir Madaxeedka ayay Kasoo Qayb galayeen madaxda...

Akrisho Qodobadda ay Ka Wadda Hadleen Hogaamiyeyaasha Soomaaliya iyo Itoobiya.

Weftigii uu Hogaaminyey Madaxwaynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaadhay Magaaladda Adis Ababa Halkaas oo uu Kusoo Dhaweyay Ra’iisul Wasaaraha Dalkaasi Abiy Axmed. War Qoraal ah...

Maraykanka oo Amaray in La Dhiso Darbi Kala Qaybinaya Maraykanka iyo Mexico

Wasaaradda Gaashaandhiga dalka Maraykenka ee pentagonka loo yaqaano ayaa fasaxday adduun lacageed oo dhan 1bn oo Dollar Waxa lagu maalgalinayaa darbi kala qaybin doona...

Saraakiisha ugu Saraysa Milateriga Dalka Sudan oo Xilkii iska Casilay.

Qaar ka mid ah saraakiisha miltariga ee dalka sudan ayaa iscasilay, kadib dibadbaxayda aan kala go’lahayn ee dalkan ku yaala waqooyi bari qaarada afrika...

Kim Jong-un oo Khaarajiyey Ergaygii u Qaabilsanaa Wadda Xaajoodka Maraykenka.

Warbaahinta caalamka ayaa ku waramaysa in kim jong un, hogaamiyaha kuuriyada waqooyi uu qoorta ka jaray Ergeygii u qabilsanaa wada hadalada dalka maraykanka. kim york...

Taliyihii Ciidammada Itoobiya iyo Madaxwaynihii Deegaanka Amxaaradda oo la dilay

Madaxii ciidanka dalka itoobiya, madaxweynihii maamulka amxaarada iyo madax kale ayaa lagu dilay magaalada bahar dar ee caaasimadda gobolka Amxaaradda. Raysalwasaaraha itoobiya, abiy ahmed oo...

Soomaaliya oo Sheegtay in ay Sannad Walba Xusi Doonto Hodan Naalleeyee

Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday sannad walba in la xusi doono Allaha u naxaristo Hodan Naalaye oo ka mid ahay dadkii ku geeriyooday...