Magaalada Hargeysa Oo Markii Ugu Horeysay Lagu Qabtay Tartanka Orodka Dheer

https://www.youtube.com/watch?v=1VDKpSiYiOI&feature=youtu.be

Wasaarada Amniga Somalia Oo Amaro Kusoo Rogtay Garoomada kubada Cagta

Wasaaradda Amniga Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u dirtey ganacsatada  leh garoomada kubada cagta lagu ciyaarayo baaqaasi oo ku aadana in aan la aqbalin hadal ka...

Ciyaar yahan caan ahaa oo geeriyooday isaga oo waajahaya loolan adag oo kubadeed.

Naadiga Kubada cagta ee Turkish, Amateur club ayaa xaqiijiyey inuu geeryooday mid kamid ah ciyartooyga u ciyaara oo u dhashay wadanka Nigeria Mr, Ekundayo...

Fursada Ay Qadar Ku Marti Galin Doonto Koobka Adduunka Ee 2022-ka Oo Sii Yaraanaysa

https://www.youtube.com/watch?v=Wo_ExbnPpMU

Barcelona ayaa isku diyaarineysa kulanka salaasada Champions League

Barcelona ayaa isku diyaarineysa kulanka salaasada Champions League ee ay la ciyaarayaan Chelsea iyagoo wajihi doona Ciyaar kulul si ay u barbar dhigaan guulahoodii...

Messi oo noqday kabtanka Barcelona

Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in Lionel Messi uu noqday kabtanka cusub ee kooxda, kadib marki uu naadiga ka tagay kabtanki hore Andres Iniesta. Bayaan...

Arsene Wenger: “Pep Guardiola Wuxuu Iigu Yimid Gurigeyga Isagoo Doonaya Inuu Arsenal U Ciyaaro”

Tababare Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday inuu marqaati u noqday waqti inuu gurigiisa ugu yimid Pep Guardiola isagoo doonaya inuu u ciyaaro Arsenal,...

Dhaawac Xalay Soo Gaadhay Ciyaar Yahanka Reer Masar Ee Mo Saalax Oo Laga Dayrinaayo

Laacibka Kubadda Cagta Ee U Dhashay Dalka Masar Maxamed Salaax Ee U Dheela Kooxda Liverpool Oo Xalay Garabka Si Daran Uga Dhaawacmay Ciyaartii Kama...

Yaa yimid yaase ka tagay 6-da kooxood ee ugu waa wayn Premier League?

Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda Yurub ee bisha Janaayo ayaa xalay Xidhmay iyadoo maalinkii ugu dambaysay uusan dhaq-dhaqaaq xoogan sameyn kooxaha ugu waa wayn Ingiriiska. Haddaba...

Xulka 17-Jirada Somalia Ayaa Galabta Ciyaarta Kama Danbaysta Ah La Dheeli Doona Xulka Tanzania

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya Ee Ay Da,Diisu Ka Hooseyso 17-Ka Sano Ayaa Maanta Ciyaarta Kama Danbeysta Ah Ee Koobka Bariga Iyo Bartamaha Africa La...

Sidee Ayay Wargaysyada Adduunku Uga Fal Celiyeen Goolkii Cajiibka Ahaa Ee Uu Cristiano Ronaldo...

Xiddiga Kooxda Real Madrid Ee Cristiano Ronaldo Ayaa Dad Badan U Muujiyay In Ay Ku Khaldanaayeen Kadib Markii Ay Bilowgii Xilli Ciyaareedkan Sheegeen In...

Wararkii Ugu akhriska badnaa