Arsenal iyo Chelsea oo foodda is daraya

Labada kooxood ee ka wada dhisan magaalada caasimadd ah ee London ee waddanka Ingiriiska ayaa Axadda maanta kulan adagi uu ku dhex mari doonaa...

Kooxda Man United oo 2/0 kaga badisay kooxda Huddersfield wareega 5-aad ee tartanka FA...

Kooxda Man United oo 2/0 kaga badisay kooxda Huddersfield wareega 5-aad ee tartanka FA Cup-ka   Weeraryahanka Lumelu Lukaku ayaa dhaliyay labada gool ee ay Red...

Horyaalka Premier League Ee 2018/2019: iyo Magacyada ku soo biiray

Horyaalka Ingiriiska ee Premier League ayaa furmaya, ka dib markii uu furnaa suuqa kala iibsiga cayaartoyda ee xilliga xagaaga. Inkastoo aysan jirin tiro aad u...

“Aguero wuxuu dhimanayaa isagoo goolal dhalinaya” Guardiola

Macalinka naadiga Manchester City ee ka dheela horyaalka Ingiriiska ayaa sheegay in weerar-yahanka kooxda, ninka lagu magacaabo Sergio Aguero uu 'dhiman doono isaga oo...

Fursada Ay Qadar Ku Marti Galin Doonto Koobka Adduunka Ee 2022-ka Oo Sii Yaraanaysa

https://www.youtube.com/watch?v=Wo_ExbnPpMU

Messi oo noqday kabtanka Barcelona

Kooxda Barcelona ayaa ku dhawaaqday in Lionel Messi uu noqday kabtanka cusub ee kooxda, kadib marki uu naadiga ka tagay kabtanki hore Andres Iniesta. Bayaan...

Barcelona oo Valverde shaqada ka eriday

Kooxda Barcelona ee ka dheesha horyaalka waddanka Isbaanishka ayaa shaqada ka fadhiisisay macalinkii naadiga, Ernesto Valverde, oo in muddo ah laylinayay kooxda. Tababare Valverde oo...

Wasaarada Amniga Somalia Oo Amaro Kusoo Rogtay Garoomada kubada Cagta

Wasaaradda Amniga Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u dirtey ganacsatada  leh garoomada kubada cagta lagu ciyaarayo baaqaasi oo ku aadana in aan la aqbalin hadal ka...

Liverpool oo Ciyaartii Xalay Garaacday Kooxda Red Star Belgrade

Kooxda Liverpool ayaa xalay 4-0 ku garaacday kooxda Red Star Belgrade. Laba ka mid ah goolasha waxaa dhaliyay Mohamed Salah oo hadda noqday laacibkii...

Kobe Bryant xiddigii kubadda kolayga oo geeriyooday

Kobe Bryant oo ahaa xidig dhanka kubadda kolayga ah oo u dhashay waddanka Maraykanka ayaa geeriyooday. Bryant ayaa ku dhintay shil diyaaradeed, kadib markii diyaarad...

Neymar Jr. Ciyaaryahan mustaqbal wanaagsan kul leh kooxda PSG

Aabaha dhalay ciyaaryahanka u dhashay waddanka Brazil ee Neymar oo haatan weerarka uga ciyaara kooxda kubada cagta ee ka dhisan dalka France   Paris Saint-Germain  oo...

Ciyaar yahan caan ahaa oo geeriyooday isaga oo waajahaya loolan adag oo kubadeed.

Naadiga Kubada cagta ee Turkish, Amateur club ayaa xaqiijiyey inuu geeryooday mid kamid ah ciyartooyga u ciyaara oo u dhashay wadanka Nigeria Mr, Ekundayo...

“City waxay rabtaa Champions League” Guardiola

Tababaraha naadiga ka ciyaara horyaalka waddanka Ingiriiksa ee Manchester City ayaa shaaca ka qaaday in kooxdiisu ay rabto in ay qaado koobka naadiyada Yurub...

Sidee Ayay Wargaysyada Adduunku Uga Fal Celiyeen Goolkii Cajiibka Ahaa Ee Uu Cristiano Ronaldo...

Xiddiga Kooxda Real Madrid Ee Cristiano Ronaldo Ayaa Dad Badan U Muujiyay In Ay Ku Khaldanaayeen Kadib Markii Ay Bilowgii Xilli Ciyaareedkan Sheegeen In...

Wararkii Ugu akhriska badnaa