Xulka 17-Jirada Soomaaliya Oo 1-0 Kaga Badiyay Xulka Uganda

Xulka 17-jirada Soomaaliya ayaa galabta 1-0 kaga adkaaday Ugandha. Ciyaarta ayaa ku soo idlaatay qaybtii hore bar-baro , Xulka Yugandha oo rigooro helay ayaa waxaa...

Liverpool oo afka ciidda u dartay Roma

Ciyaar kale oo uu si cajiib ah u dheelay Maxamed Salaax ayaa kooxda Liverpool ka caawisay in ay afka ciidda u darto kooxda Roma...

Jadwalka Kulamada Wareega Semi-Final Champions League Oo Hada Lagu Dhawaaqay

UEFA ayaa goordhow  shaacisay jadwalka kulamada wareega 4 dhamaadka ee Champions League iyo maalinta ay koox walba ciyaari doonto wareega 4 iyada oo lugta...

Sidee Ayay Wargaysyada Adduunku Uga Fal Celiyeen Goolkii Cajiibka Ahaa Ee Uu Cristiano Ronaldo...

Xiddiga Kooxda Real Madrid Ee Cristiano Ronaldo Ayaa Dad Badan U Muujiyay In Ay Ku Khaldanaayeen Kadib Markii Ay Bilowgii Xilli Ciyaareedkan Sheegeen In...

Neymar Jr. Ciyaaryahan mustaqbal wanaagsan kul leh kooxda PSG

Aabaha dhalay ciyaaryahanka u dhashay waddanka Brazil ee Neymar oo haatan weerarka uga ciyaara kooxda kubada cagta ee ka dhisan dalka France   Paris Saint-Germain  oo...

Wasaarada Amniga Somalia Oo Amaro Kusoo Rogtay Garoomada kubada Cagta

Wasaaradda Amniga Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u dirtey ganacsatada  leh garoomada kubada cagta lagu ciyaarayo baaqaasi oo ku aadana in aan la aqbalin hadal ka...

Fursada Ay Qadar Ku Marti Galin Doonto Koobka Adduunka Ee 2022-ka Oo Sii Yaraanaysa

https://www.youtube.com/watch?v=Wo_ExbnPpMU

Halkee La Kala Marayaa Tartanka Gooldhalinta Horyaalka La Liga

Lionel Messi ayaa kulamadii ugu danbeeyay joojiyay gool dhalintii uu xili ciyaareedkan sida wayn hogaanka tartanka gool dhalinta La Liga uu ugu soo hayay...

Kooxda Man United oo 2/0 kaga badisay kooxda Huddersfield wareega 5-aad ee tartanka FA...

Kooxda Man United oo 2/0 kaga badisay kooxda Huddersfield wareega 5-aad ee tartanka FA Cup-ka   Weeraryahanka Lumelu Lukaku ayaa dhaliyay labada gool ee ay Red...

Da’yarka Tayada Wanaagsan Ee Bayern Leverkusen Leon Bailey Oo U Furan Inuu England Matalo...

Xulka qaranka Egland ayaa laga yaabaa iney waqti dambe u dhaqaaqaan xidiga da’da yar ee Bayer Leverkusen “Leon Bailey” si ay uga dhaadhiciyaan inuu...

Arsene Wenger: “Pep Guardiola Wuxuu Iigu Yimid Gurigeyga Isagoo Doonaya Inuu Arsenal U Ciyaaro”

Tababare Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday inuu marqaati u noqday waqti inuu gurigiisa ugu yimid Pep Guardiola isagoo doonaya inuu u ciyaaro Arsenal,...

West Bromwich Albion ayaa todobaadkii isbuucaan ku soo badisay laba gool

West Bromwich Albion ayaa todobaadkii isbuucaan ku soo badisay iyadoo 2 Gool inkastoo Southampton ay dhalisay Goolal qeybtii hore si ay u gaarto wareega...

Barcelona ayaa isku diyaarineysa kulanka salaasada Champions League

Barcelona ayaa isku diyaarineysa kulanka salaasada Champions League ee ay la ciyaarayaan Chelsea iyagoo wajihi doona Ciyaar kulul si ay u barbar dhigaan guulahoodii...

Ciyaar yahan Jabaniis ah ayaa ku guuleystay kubad dahab ah oo tayo leh

Olimbikada xilliga qaboobaha: Yuzuru Hanyu oo Japan ah ayaa ku guuleystay kubad  dahab ah oo tayo leh   Yuzuru Hanyu oo Japan ah ayaa noqday ninka ugu horreeyay...

Magaalada Hargeysa Oo Markii Ugu Horeysay Lagu Qabtay Tartanka Orodka Dheer

https://www.youtube.com/watch?v=1VDKpSiYiOI&feature=youtu.be